SilGor 3/6/2009 12:05:28 PM
Kooxda dab damiska ee ku sugan dekedda weyn ee Mogdishu ayaa gurmad u fidiyey Markab gubanayo oo siday dhuxul oo ka soo shiraacday dekedda Ceelmacaan ee duleedka Magaalada Muqdisho.
SilGor 3/5/2009 11:19:47 AM
Kumanaan dadweyne ah oo ka kala yimid degmooyinka gobolka Banaadir ayaa isoo bax balaaran lagu taageerayo bayaankii culumada Soomaoliyeed saaka ka sameeyey garoonka kubada cagta ee Istaadiyo Muqdisho
SilGor 3/4/2009 9:55:29 AM
Madaxweynaha wadanka Suudaan Cumar Xasan Al-Bashiir waxa uu noqday Madaxweynihii ugu horreeyay ay maxkamadda caalimiga ee dambiyadda dagaal ay amarto in lasoo xiro isagoo weli haya xilkii Madaxweynenimo ee wadankiisa
SilGor 3/4/2009 9:00:34 AM
Wasiirka arimaha gudaha ee dowladda midnimada qaran ee Soomaaliya Shiikh C/qaadir cali cumar ayaa si rasmi ah maanta u la wareegay xilka wasaarada arimaha gudaha
Hiiraan.com 3/3/2009 5:13:15 PM
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Midnimada Qaran ee Soomaaliya Prof. Maxamed Cabdi Gaandi ayaa shalay wuxuu Isbitaal ku yaala magaalada Nairobi ee dalka Kenya ku booqday dhowr iyo toban Askari oo ka tirsan Ciidamada Amisom kuwaasi oo dhawaan ku dhaawacmay qaraxyo is-miidaamin ah Muqdisho lagula beegsaday.
SilGor 3/3/2009 1:12:24 PM
Allaha u naxariistee Shiikh Ibraahin Maxameded Cali (Suuleey) oo ka mida ahaa culumaa’udiinka Caanka ka ahaa dalka Soomaaliya ayaa xalay saqdii dhexe ku geeriyoday magalada Hargeysa ee caasimadda Jamhuuriyada la magac baxday Somaliland.
SilGor 3/2/2009 2:02:16 PM
Madaxweynihii dalka Guinea Bissau Joao Bernardo Vieira ayaa toogasho lagu dilay, saacado yar uun kaddib markii uu taliyihii ciidamada qalabka sida ee isla waddankaas asagana la dilay
SilGor 3/2/2009 12:47:25 PM
Ra'iisul Wasaaraha DKMG ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharma'arke ayaa maanta kulan gaar ah xafiiskiisa kula yeeshay Odayaasha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye, iyagoona ka wada hadlay arrimo dhowr ah oo ay ku jirto xal u helidda xaaladda
SilGor 3/1/2009 1:51:29 PM
Sida wararku sheegayaan waxaa wali Badda lagu la’yahay tiro ka mid ah dadkii saarnaa doontaasi degtay, sidoo kale warku wuxuu sheegayaa in nolol lagu hayo ilaa 4 ruux oo kasoo badbaaday
SG 3/1/2009 2:10:57 AM
Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa sheegay in dowladdiisu ay waddo qorshe gargaar loogu uruurinayo dadka dhibaataysan ee Soomaaliyeed.
SilGor 2/28/2009 11:27:12 AM
Madaxweynaha Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa waxa uu sheegay in Ciidamada Dowladda Soomaaliya ee Booliska iyo Mileteriga leh in ay yihiin kuwo Islaamka u shaqeynaya
SilGor 2/28/2009 11:21:58 AM
Kulankii ugu horreeyay oo ee ku yeeshaan Golaha Wasiirrada Xukuumadda Soomaaliya magaalada Muqdisho ayaa waxa kasoo qayb galay wasiiro tiradoodu ay dhammayd 31 wasiir .
SilGor 2/28/2009 10:24:26 AM
Gudoomiye ku xigeenka hay’ada Culimada Soomaaliyeed Sheikh Cusmaan Ibraahin Axmed ayaa ra’iisul wasaare Cumar







'
World News