SilGor 2/20/2009 11:06:54 AM
presidB.jpgMadaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Sheekh Shariif sheikh Axmed ayaa ugu baaqay xoogagga ka soo horjeeda dowladdiisa inay fursad u siiyaan si uu guto howsha uu u xilsaaran yahay.
SilGor 2/20/2009 10:52:54 AM
Afhayeenka Odayaasha Dhaqanka Beelaha Hawiye ayaa maanta si weyn u soo dhoweeyey tallaabadii shalay lagu qaaday qaar ka mid ah jidgooyooyinkii yaalay gudaha iyo hareeraha magaalada Muqdisho.
SilGor 2/19/2009 7:36:56 AM
Culumada Musaalaxada iyo Sixidda Soomaaliyeed ee maalmahanba uu shirku uga socday magaalada Muqdisho ayaa maanta soo gebagebeeyey fadhigoodi, soona saaray bayaan lwaafaqsan shareecada Islaamka oo lagu kala saarayo xoogagga Islaamiyiinta ee soo kala horjeeda, bayaankana
SilGor 2/19/2009 6:57:15 AM
Jidgooyooyinkii ciidamada dowladda u yiil meelo farabadan oo magaalada Muqdisho ka mid ah ayaa intoodii badnayd la qaaday, laguna wareejiyey ciidamo ka tirsan Midowga Maxkamadaha Islaamiga.
Shabelle Media 2/18/2009 6:08:51 AM
Gudoomiyaha Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye Max'ed Xasan Xaad oo la hadlayay warbaahinta ayaa sheegay in ay aad u soo dhaweeynayaan dedaalada ay wadaan culumaa'udiinka Soomaaliyeed iyo kuwa caalamka,waxana uu sheegay in dowrkooda uu ku soo aaday
SilGor 2/18/2009 5:42:44 AM
Dowlada Masar ayaa casuumaad rasmi ah u fidisay Madaxweynaha dowlada Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed, ayadoo casuumadaasina ku tilmaantay mid ay madaxweynaha wada tashi kala sameynayaan arrimo ku aaddan xaladda Soomaaliya iyo sidii nabad loogu soo dabbaali
S/weyn 2/17/2009 6:51:00 AM
Waxaa weli aad u kacsan xiisaddii u dhaxeysa hoggaanka sare ee Baarlamaanka Midnimada Qaran iyo Ururrada Bulshada Rayidka ah ee iyagu ku sugan dalka Jabuuti, waxaana xubnaha matalaya Bulshada Rayidka
Shabelle Media 2/17/2009 6:36:17 AM
Dowalada Ethiopia ayaa maleeshiyaad Soomaali ah ku uruurineeysa dhulka ismaamulka Soomaalida Ethiopia.
SilGor 2/17/2009 6:28:49 AM
Ra’iisal Wasaaraha xukuumadda midnimada Qaran mudane Cumar Cabdirashiid ayaa markii ugu horeysay sheegay inuu kulan la yeelanayo kooxda Al-Shabaab oo iyadu ka mid ah kooxaha
SilGor 2/16/2009 5:52:02 AM
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele ayaa xalay xaflad casho sharaf ah ugu sameeyey magaalada Jabuuti masuuliyiinta dowladda Soomaaliya isagoona halkaas kasoo jeediyey talooyin wax ku ool ah.
SilGor 2/16/2009 5:33:32 AM
Ururka Jaamacadda Carabta ayaa dowladda cusub ee dalka Soomaaliya ee uu Madaxweyne Sheekh Shariif hoggaamiyo ugu deeqday lacag 1 milyan oo dollar ah oo ay kaga qayb qaadanayaa dib-u-dhiska dalka.
SilGor 2/15/2009 12:06:29 PM
Warsaxaafadeed ka soo baxay xafiiska dowlada Mareykanka ay ku leedahay magaalada Niarobi ee dalka Kenya ayaa lagu sheegay in dowlada Mareykanka ay soo dhaeweyneyso magacaabista Ra’isal wasaarah cusub ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke
SilGor 2/15/2009 7:56:45 AM
Dowladda Maraykanka ayaa ka codsatay dowladda Nigeria in ay soo dedejiso ciidamada ay u soo dirayso dalka Soomaaliya si ay uga mid noqdaan ciidamada Midowga Africa ee Soomaaliya u jooga nabad-ilaalinta.







'
World News