Ogeysiis : Shabakadda SilGor oo dhowaan hawada dib ugu soo laaban doonta
OGEYSIIS : Waxa Somalida Minnesota lagu wargelinayaa in la qaban doono munaasabad deeq loogu ururinayo masjid
SOURCE SilGor 07/11/2011 10:30:31 PM
Dhamaan Walaalaha soomaaliyeed ee reer Minnesota waxaan ogeysiineynaa inaan wadno mashruuc lacag loogu ururinayo Masaajidka Ummatu Muxammad eek u yaala Dhabbad, Buula xaawo.
Yaan damac siyaasadeed awgiis loogu gafin Hoggaanka Dhaqanka Beesha Silcis Gorgaate
SOURCE SilGor 22/10/2011 8:14:11 PM
Wax lala yaabo ma aha in shaqsiyaad damac waalan ay soo baxaan mar walba oo uu soo dhowaado isbedel ku saabsan siyaasadda Soomaaliya, waana middaas waxa dhaliyey in sumcadda iyo sharafka beesha Silcis Gorgaate maalmahan wax loogu dhimo,
OGEYSIIS MUHIIM AH OO KU SOCDA AQRISTAYAASHA BOGGA SILGOR
SOURCE sILgOR 21/10/2011 7:35:38 PM
Waxaan aqristayaasha sharafta leh ogeysiineynaa in website-ka SilGor oo ay maalmahan ku socotay shaqo dib u habeyn ah uu dhowaan hawada soo geli doono, ayadoona aqristayaasha loo soo bandhigi doono warbixino muhiim ah oo ay ku jiraan ciddi ka dambeysay suntii lagu aasay badaha
Beesha Silcis Gorgaate oo caleema saaratay Suldaan iyo Ugaas
SOURCE SilGor 15/10/2011 5:39:57 PM
Munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay oo lagu caleema saarayey Ugaaska iyo Suldaanka beesha Silcis Gorgaate ayaa ka dhacday Hotelka Ambassador ee magaalada Muqdisho, waxaana munasaabadda caleema duubabka beesha soo xaadiray madax-dhaqameed fara badan oo xushmad ku leh dalka Soomaaliya.
Madaxweyne Sheekh Shariif oo la kulmay wafdi ka socday Koonfur Afrika
SOURCE SilGor 12/10/2011 5:22:17 PM
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta xafiiskiisa Madaxtooyada (Villa Somalia) ku qaabilay wafdi ka socda dalka Koonfur Afrika oo booqasho ku yimid magaalda Muqdisho.
Wasiirka Arrimaha Gudaha Iyo Amniga Qaranka oo Maanta Kormeeray goobihii ay shalay la wareegeen ciidamada Dowladda iyo AMISOM
SOURCE SilGor 11/10/2011 3:47:32 PM
Wasiirka Arrimaha Gudaha & Amniga Qaranka mudane Cabdisamad Macallim Maxamuud oo ay la socdaan xubno uu ka mid yahay la-taliyaha Madaxweynaha ee amniga qaranka mudane Cabdulqaadir Macallim Nuur ayaa maanta booqday goobihii
Xaaladda Magaalada Muqdisho oo sii galaysa marxalad cusub
SOURCE SilGor 10/10/2011 1:56:10 PM
Waxa isa soo taraya wararka sheegaya in dagaalyahannada Al-Shabaab ay bilaabeen inay isaga baxaan degaannadii ay gobolka Banaadir kaga sugnaayeen, gaar ahaan degmada Dayniile iyo degaanka xeradii Maslax ee degmada Heliwaa oo xarakaddu ay ku lahayd saldhig muhiim ah.
Faadumo Qaasin Hilowle oo lagu Aasay magaalada London
SOURCE HOL 09/10/2011 7:18:43 PM
Fannaanada caanka ah ee Faaduma Qaasim Hilowle ayaa dadweyene aad u farabadan kaga soo qayb-galeen aaskeedii oo ka dhacay magaalada London ee dalka Britain. Wariye Baafo ayaa warbixintaan maqalka iyo muuqaalka ah ka soo diyaariyey aaska marxuum Faaduma Qaasim
Madaxweynaha Soomaaliya Sheekh Shariif oo Maanta booqday Suuqa weyn ee Bakaaraha, isagoo dib furay suuqa
SOURCE HOL 08/10/2011 3:18:43 PM
Madaxweynaha Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta booqday markii ugu horreysay tan iyo loo doortay xilka madaxweynimo ee Soomaaliya suuqa weyn ee Bakaaraha, isagoo isla maanta dib u furay suua, waxaana madaxweynaha ku wehliyay
Ciidamada Dowladda iyo AMISOM oo guud ahaan la wareegay gacan ku heynta degmada Kaaraan
SOURCE SilGor 08/10/2011 2:23:48 PM
Dagaal u dhexeeya ciidamada Dowladda KMG iyo ku Midowga Afrika ee AMISOM oo isku dhinac ah iyo kuwa Al Shabaab ayaa saakay ka qarxay qaybaha waqooyi-bari ee magaalada Muqdisho, gaar ahaan degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir.
TACSI : geerida Fannaanaddii Qaranka marxuumad Faadumo Qaasim Hilowle
SOURCE SilGor 06/10/2011 8:15:29 AM
Waxa subaxnimadii maanta magaalada London ee waddanka Ingiriiska (UK) ku geeriyootay Allaah ha u naxariistee fannaanadii weyneyd ee Qaranka Faadumo Qaasim Hilowle oo ka mid ahayd fanaaniintii ugu waaweyneyd hobollada Waaberi.
Qaar ka mid ah dhaawacyadii qaraxii Muqdisho oo dalka Turkiga loo qaaday
SOURCE SilGor 06/10/2011 7:50:42 AM
Diyaaradda Turkish Airline ah oo maanta barqadii kasoo degtay gegida dayaaradaha Muqdisho ayaa qaaday 50 qof oo ah dadkii uu dhaawacii ugu cuslaa ka soo gaaray qaraxii lala beegsaday xarun ay wasaarado dhowr ah ku lahaayeen magaalada Muqdisho maalinimadii talaadada.
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Dr. Cabdiqaasim Salaad Xasan oo ka hadlay xadeynta badda Soomaaliya
SOURCE SilGor 06/10/2011 7:10:26 AM
Madaxweynihii hore e Soomaaliya Dr. Cabdiqaasim Saalad Xasan ayaa ka hadlay arrimaha maalmahan dambe sida weyn loo hadal hayey ee ku saabsan dib u calaamadinta xuduudda badda Soomaaliya, taasoo uu sheegay inaanan waxba laga beddeli karin.

« previous1234567...121122next »

Aayatiin.net
Abaadiroow.com
Abaaqaroow
Addacwah.com
Afdheer.com
Afgoi.com
Aflax.net
Afrodigg.com
Akhbaarta.com
Albakrioil.com
Alixzaan.com
Allbanadir.com
Allceeldheer.com
Allpuntland.com
Allsbc.com
AllWariye.com
Aminarts
Arts Osman
Awdalnews.com
Banaadiri
Banadir City
Banadir24.com
Banadircity.net
Banadirmedia.com
Baraawepost.com
Bashaal.com
BBC Somali
Belbela.com
Bishaaro.com
Biyokulule.com
Boocame.com
Boqolsoon.com
Bulshoweyn.com
Buqaqable.com
Buurhakaba.com
Buurweyn.net
Cadaado
Calayaale.com
Carmooyin.com
Ceelbuurnet.com
Cilmidoon.com
Coscompany.com
Dalkanews.com
Dayniile one
Dayniile.com
Deeyoo.com
Dhagaxtuur.com
Furqanshop.com
Gedonet.com
Gedoweb.com
Gendershe.com
Gobeey.com
Gololey.com
Halgan.net
Hamarey.com
Hambalyo.com
Hanoolaato.com
Hiiraan.com
Hiiraannet.com
Hilaaci.com
Hillaac.net
Hitube.net
Hobyo-one
Huriwaa.com
iQraSomali.com
Irinnews
Jammaame
Janaale.com
Jilibweyn.com
Jowhar.com
Jowharnews.com
Kacdoon.com
Kafaalo.com
Kulmis.com
Maktabada.com
Mandeeqpress.com
Mareeg.com
Markacadeey.com
Markacadey.co.uk
MarkaCadey.Net
Markanews.com
MarkaTV.Net
Midnimo.com
Mudug online
Muslimwomens
Qaadisiya.com
Qorahay.com
Radio free Somalia
RSTV Online
Saakow.com
Safari Phone
Saxafada.com
Shabelle.net
Sharifzein.net
Shingaani.com
Solanetwork.com
Somadic.com
Somali refu Yemen
Somali start page
Somali Video
Somali wide
Somaliaswiss
Somalideaf.org
Somalilandembassy
SomaliOz.com
Somaliswiss.net
Somaliween.net
Somaliweyn.com
SomLove.com
Somsports.com
Somway.com
Soomaalida Maanta
SoomaaliNews.com
Unhs.us
Usuuli.net
Waaberistudio.co.uk
Waayaha.net
Wardheernews
WarQabad.com
Webld.net
Widhwidh.com
Widow Farmers
Hope

Xamar Shop
Xamarnews.com
Yaaqshid.com

 
 
2008-2012 (c) SilGor.com