SilGor 2/27/2009 12:17:47 PM
Shilkii gaari ee ka dhacay lamadagaanka u dhaxeeya wadamada Suudan iyo liibaya dhammaan dadka ay waxyeeladaasi kasoo soo gaartay waxay ahaayeen dad u dhashay Soomaaliya iyo Xabashi kuwaasoo ku socday si sharci daro ah in ay u galaan wadanka Liibiya kadibna ay kaga sii gudbaan ayagoo
SilGor 2/27/2009 12:00:29 AM
Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke iyo mudanayaal kale ayaa ka soo degay garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho
SilGor 2/26/2009 10:04:21 AM
Maalintii seddexaad oo raasas goos goos ah laga maqalayo qaybo ka mid ah magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya
SilGor 2/26/2009 9:37:12 AM
Afhayeenka Maxkamadaha Islaamiga ee dhanka Howgalada ciidamada ayaa sheegay in ciidamadooda ay soo kala dhexgelidoonaan kooxaha ku dhex dagaalamaya shacabka ee dhibaatada ku haya
SilGor 2/25/2009 8:06:12 AM
Dagaal Culus oo fool ka foolka ah iyo duqeyn hoobiyayaal iyo Madaafiic oo saakay laysku dhaafsaday Magaalada Muqdisho kuwaasoo ay waxyeelo ka soo gaartay dad shacab ah oo aad u fara badan oo aan ayagu waxba galabsan
SilGor 2/24/2009 1:18:21 PM
Odayaasha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye ayaa wax laga xumado ku tilmaamay dagaalada maanta ka dhacay magaalada muqdisho kuna baaqay in dagaallada si degdeg ah loo joojiyo lagana wada shaqeeyo nabadda.
2/24/2009 12:54:51 PM
Maxkamadaha Islaamiga ayaa caddeeyey sida ay uga xun yihiin dagaalladii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, sheegayna inaanay ciidamadoodu wax lug ah ku lahayn dagaaladaas
SilGor 2/24/2009 12:26:29 PM
In kabadan 15 ruux ayaa ku geeriyooday, ku dhowaad 80 qofna waa ay ku dhaawacmeen dagaal maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan xaafada Hodan.
SilGor 2/23/2009 12:55:23 PM
Fariin qoraal ah oo hadda naga soo gaartay golaha dhaqanka jufooyinka beesha silcis Gorgaate, warkaas oo lagu sheegay in koox qaswadayaal ah una dhashay beesha ay Hotel Lafweyn ee magaalada Muqdishu ay maanta sheegteen in ay ku duubeen Suldaan kaaso dhammaan golaha dhaqanka beesha Silcis Gorgaate ay diideen kana soo horjeesteen
SilGor 2/23/2009 11:57:59 AM
Kulan ka dhacay Magaalada Jabuuti oo ay yeesheen baarlamaanka dowladda KMG Soomaaliya waxay kaga hadldeen go'aan ku gaareen in ay sida ugu dhaqsaha badan ugu guuraan Soomaaliya
SilGor 2/23/2009 11:20:53 AM
Madaxweynaha Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed iyo Wafdi uu horkacayo ayaa dib ugu laabtay Magaalada Muqdisho, iyagoo ka soo kicitimay wadanka Djibouti.
SilGor 2/21/2009 2:00:17 AM
Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arimaha Somaaliya Axmed Walad Cabdallah ayaa soo dhaweeyay ku dhawaaqista golaha wasiirada cusub ee uu shalay galab ku dhawaaqay ra'iisal wasaare Cumar Cabdirashiid Cali Sharma'arke
SilGor 2/20/2009 8:06:26 PM
Ra'iisal wasaare Dr. Cumar Cabdirashiid Cali Sharma'arke ayaa galabt guriga ummadda ee magaalada Jabuuti kaga kaga dhawaaqay magacyada xubnaha golaha wasiirada ee xukuumadda cusub ee Soomaaliya







'
World News