SilGor 5/6/2013 11:34:39 AM
Ra'iisul-wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Cabdi Faarax Shirdoon ayaa si kulul u cambaareeyey qaraxii maalinimadii shalay ka dhacay magaalada Muqdisho ee lala beegsaday gaariga
SilGor 5/6/2013 10:37:20 AM
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdigii uu hoggaaminayey ee shalay gelinkii dambe ka duulay garoonka Caalamiga ah ee Aadan Cabdalla ee
SilGor 5/5/2013 1:22:00 PM
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ay la socdaan wasiirka arrimaha gudaha iyo amaanka qaranka, mas'uuliyiin ka tirsan golayaasha dowladda iyo
SilGor 5/5/2013 11:35:26 AM
Munaasabad lagu dhaarinayey agaasimaha Hay’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka iyo taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed gen. Bashiir Maxamed Jaamac iyo gen. Cabdikariim Daahir Saciid (Saacid)
SilGor 5/4/2013 8:48:03 AM
Waxaa maanta dib u furmay waddooyinka waaweyn ee magaalada Muqdisho, kaddib markii ciidamada amaanka ee dowladda Soomaaliya ay muddo afar maalmood ah u xireen arrimo la xiriiray sugidda amaanka.
5/4/2013 7:06:17 AM
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay kadib markii uu ka soo qeybgalay kulanka ay lahaayeen madaxda wadamada ku bahoobay ururka IGAD ee ka dhacay magaalada
5/4/2013 6:34:54 AM
Shir ballaaran oo ay kasoo qeybgaleen qaar kamid ah beelaha dega gobolka Gedo islamarkaana ka dhacay magaalada Luuq ee gobolkaasi ayaa waxa looga soo horjeestay shirka maamul u sameynta Jubooyinka
SilGor 5/4/2013 6:22:27 AM
Ciidamada Dowladda ee ka howlgala gobollada Baay iyo Bakool ayaa sheegay in ay si buuxda ula wareegeen gacan ku- heynta degmada Tiyeegloow iyo degaanka Mooragaabeey ee gobalka Bakool, kaddib
HOL 5/3/2013 3:49:57 PM
Madaxda dalalka ku bahoobay IGAD ayaa isku raacay in dowladda Soomaaliya ay hormuud u noqoto dadaallada maamul u sameynta gobollada Soomaaliya, iyadoo warkan lagu sheegay war-murtiyeed laga
Jowhar 5/3/2013 8:00:31 AM
Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa ansixiyay howlgal cusub oo la magac baxay UNSOM kaasoo laga hirgelinayo dalka Soomaaliya.
SilGor 5/3/2013 7:43:09 AM
Gudoomiyaha Baarlamanka Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari iyo wafdigii uu hogaaminyey ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay, kaddib markii ay dalka Turkiga ku tageen booqasho
HOL 5/2/2013 11:37:14 AM
Golaha wasiirrada xukuumadda Soomaaliya oo maanta shir ku yeeshay Muqdisho ayaa meel-mariyay magacaabidda taliyeyaasha cusub ee hay’adda nabadsugidda Qaranka Soomaaliya iyo ciidanka
SMN 5/2/2013 11:06:46 AM
Madaxweynaha Soomaaliya oo maanta ka qeyb galay kulanka baarlamaanka ayaa qudbad dheer oo uu Ka jeediyay kulankaasi waxa uu si qota dheer uga hadlay xaaladaha guud ee ka jira dalka.