SilGor 3/16/2009 2:03:25 PM
Madaxweynaha dowlada kmg Soomaaliya sheekh Shariif sheekh Axmed iyo wafdigii uu hoggaaminayey ayaa maanta ka degay magaalada caasimadda u ah waddanka Rwanda ee Kigaali, halkaasoo uu kulamo kula qaadanayo dhiggiisa waddankaas madaxweyne Paul Kagame.
3/15/2009 2:17:02 PM
War cad oo ka soo baxay Wasaaaradda Arrimaha Dibadda Itoobiya ayaa lagu sheegay in Midowga Afrika ay marar badan dalabyo u gudbiyeen Qaramada Midoobay oo ku aaddan in ay ciidamo nabad ilaalineed oo ka socda Qaramada Midoobe loo soo diro Soomaaliya.
SilGor 3/15/2009 2:08:00 PM
Dadka ku dhaqan degmooyinka Wadajir iyo Dharkeeneleey ayaa ku baaqay in la soo gaarsiiyo xaafadahooda howlaha ammaanka lagu sugayo ee ay ciidamada Maxkamadaha Islaamku kula wareegeen ammaanka inta badan degmooyinka gobolka Banaadir
SilGor 3/15/2009 1:58:01 PM
Xoogagga Maxkamadaha Islaamka ee taabacsan dowladda ayaa ku sii fidaaya inta badan degmooyinka Gobolka Banaadir, kuwaasoo dadka ku dhaqan ay ka soo sheegan jireen dhibaatooyin ay kala ku hayeen ciidamada dowladda
SilGor 3/13/2009 2:49:02 PM
Madaxweynaha Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo wafdigii uu hogaaminayey ee beryahanba booqashada rasmiga ah ku marayey dalal ku yaal bariga iyo bartamaha Afrika ayaa maanta ka degay magaalada Kampala ee xarunta dalka Ugandha, halkaasoo ay si weyn ugu soo
SilGor 3/12/2009 3:58:42 PM
Waxaa maanta Kulankii ugu horreeyay ku yeeshay magaalada Muqdisho xubnaha Golaha Baarlamaanka ee Dowladda KMG, kulankaas oo ka dhacay xarunta gaadiidka Booliska degmada cabdalcasiis ee gobolka Banadir.
SilGor 3/11/2009 1:05:57 PM
Hey'adda Culimada Soomaaliyed ee dhowaantan ku shiray Muqdisho iyo Dariiqada Ahlu Sunnah Waljamaacah ayaa si isku mid ah u soo dhoweeyay go'aankii Golaha Wasiirada ku gaaray in dalka Soomaaliya lagu dhaqo Shareecada Islaamka.
Jowhar 3/10/2009 2:05:01 PM
Golaha Wasiirada Xukuumada Midnimada Qaran ayaa maanta ansixiyay in shareecada Islaamka dalka Soomaaliya lagu dhaqo shareecada Islaamka, taas oo ka dambeysay markii uu dhowaan Madaxweynaha u gudbiyay Golaha Wasiirada qoraalka ku dhaqan shareecada ee dalka
Shabelle Media 3/10/2009 1:59:25 PM
Gudoomiyaha baarlamaanka kmg Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Sh. Aadan Madoobe) ayaa maanta lagu wareejiyay xarunta Gaadiidka Boliiska oo si kmg ah uu ugu shaqeyn doono baarlamaanka KMG.
SilGor 3/9/2009 4:03:52 PM
Dagaal u dhaxeeya Xoogaga Al-Shabaab iyo Ahlu Sunah Waljamaacah ayaa galabta ka qarxay degmada Baardheere ee Gobolka Gedo, iyada oo uu dagaalkuna uu salku ku haayo munaasabada xuska Nabi Muxamed NNKH.
SilGor 3/8/2009 2:39:33 PM
Madaxweynaha Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo oo ay ka mid yihiin xubno ka tirsan labada gole ee Dowladda ayaa maanta ka ambabaxay magaalada Muqdisho ee
SilGor 3/7/2009 3:11:19 PM
Dowladda Kenya oo ogolaatay codsi kaga yimid Dowladaha Mareykanka iyo Midowga Yurub in dalkeeda lagu maxkamadeeyo laguna xabiso kooxaha burcad badeedka lagasoo qabto Soomaaliya
SilGor 3/6/2009 2:20:33 PM
ugu yaraan seddex ruux oo rayid ah ayaa ku geeriyooday tiro shan kale ahna way ku dhaawacantay dagaal maanta ka dhacay xarun ay ku sugan yihiin ciidamada Burundi ee AMISOM







'
World News