SilGor 1/7/2009 9:39:22 AM
Dagaal culus ayaa maanta degaanka agagaarka degaanka Iidaale ee gobolka Bay ku dhex maray xoogagga Al-shabaab iyo ciidamada Ethiopia oo ay weheliyaan kuwo Soomaali ah oo sida la sheegay taageera Col. Barre Hiiraale
SilGor 1/6/2009 11:24:21 AM
Warar isa soo taraya ayaa sheegaya in laga yaabo in isu soo dhowaad uu dhex maro labada garab ee Isbaheysiga Dib-u-xoreynta (Asmara iyo Jabuuti), kaddib markii cadaadis caalami ah lagu saaray hoggaamiyaha garabka Asmara Sheekh Xasan Daahir
SilGor 1/6/2009 10:24:49 AM
Ciidamo Ethiopian iyo Soomaali ah oo wada socday ayaa maanta gudaha u galay degmada Diinsoor ee gobolka Baay, ciidankaas oo sida la sheegay habeennimadii xalay kasoo ruqaansaday degmada Ufuroow ee isla gobolkaasi.
SilGor 1/6/2009 9:43:38 AM
Ciidamada badda ee Fransiska ayaa maanta ku wareejiyey maamul-goboleedka Puntland 19 burcadbadeed Soomaali ah oo ay dhowaan kasoo qabteen xeebaha Puntland ayagoo faraha kula jira fal dambiyeed bucadbadeednimo.
SilGor 1/5/2009 9:17:43 AM
Wararka ka imaanaya Gobalka Gedo ayaa sheegaya in ciidamo Ethiopian ah oo ay weheliyaan kuwa ka amar qaata Col.Bare Aden Shire Hiiraale ay la wareegeen magaalada Garbahaarey ee xarunta gobolka Gedo.
1/5/2009 8:46:12 AM
Isbeheysiga dib u xoreeynta garabka Jabuuti ayaa maanta warmurtiyeed uu soo saaray kaga digay in lagu degdego in laysku dayo in madaxweyne la doorto iyada oo aan weli la dhaqan gelin qodob muhiim ah oo ka mida qodobbadii lagu heshiiyey oo ahaa in marka hore
SilGor 1/5/2009 8:17:59 AM
Maxkamadaha Islaamka ayaa ku adkeystay inay sax ahayd tallaabada ay kula wareegeen saldhigyada Booliska ee magaalada Muqdisho qaarkood, isla markaana nasiib daro ku tilmaamay qaabkii ay uga hadleen
Silgor 1/4/2009 8:46:31 AM
Taliyaha ciidamada Booliska General Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid) ayaa ka biyo diiday tallaabada ay xoogagga Maxakamadaha Islaamiga kula wareegeen saldhigyo ay hore boliisku u lahaayeen oo ku yaal degmooyinka
SilGor 1/4/2009 7:54:55 AM
Maxkamadaha Islaamiga ee Beledweyne ayaa maanta waxa ay xukun tacsiir ah ku fuliyeen 4 qof oo shalay gelinkii dambe lagu soo qabtay iyaga oo isticmaalaya maandooriyaha xashiishka
SilGor 1/4/2009 6:31:37 AM
Dowladda Ethiopia ayaa caddeysay inay ku wareejisay taliska ciidamada AMISOM iyo ciidamada dowladda KMG goobihii ay baneeyeen ciidamadeeda.
SilGor 1/4/2009 5:36:02 AM
Wararka ka imanaya gobolka Gedo ayaa sheegaya inuu jiro dhaqdhaqaaq ciidan oo ay wadaan ciidamada Ethiopia iyo maliishiyaad Soomaali ah oo hubeysan oo ka dhan ah xoogagga Islaamiyiinta ah ee
SilGor 1/4/2009 5:07:13 AM
Qarax ay ku dhinteen 5 askari oo Ethiopian ah ayaa saakay ka dhacay wadada isku xirta Muqdisho iyo Afgooye, qaraxaas ayaa yimid kaddib markii miino nooca dhulka lagu aaso ah, lagana hago meelo fog fog ay la ka
SilGor 1/3/2009 7:26:54 PM
Midowga Maxkamadaha Islaamka ayaa maanta sheegay inay la wareegeen gacan ku heynta qaar ka mid ah Saldhiyada Booliska Gobolka Banaadir, kuwaasoo aan horay ugu howl geli jirin Ciidamada Booliska Dowladda Soomaaliya.







'
World News