SilGor 1/3/2009 7:05:10 PM
Xulka Qaranka kubbada cagta ee Somalia ayaa guul taariikhi ah ka soo hoyey ciyaar adag oo galabta magaalada Kampala ee dalka Ugandha ku dhexmartay iyaga iyo kooxda xulka Qaranka ee dalka Tanzania taasoo ka tirsaneyd tartanka
SilGor 1/3/2009 7:06:20 AM
Ciidamada Ethiopia ayaa madaafiic ku garaacay degaanka Garas-Baaleey ee duleedka magaalada Muqdisho oo ay deggan yihiin dad fara badan oo markoodii hore ka soo barakacay dagaallada Muqdisho ku dhex mara ciidamada soo duuley iyo xoogagga muqaawamada
SilGor 1/3/2009 4:22:22 AM
Isbaheysiga Dib U Xoreynta ayaa soo bandhigay qodobo dhowr ah oo ku aadan mustaqbalka dalka, marka ay dalka ka baxaan Ciidamada Itoobiyaanka, ayagoona baaq u jeediyey shacabka iyo xoogaga muqaawamada
SilGor 1/3/2009 3:51:06 AM
Dagaalo qaraar oo u dhexeeya Al shabaab iyo Ahlu-sunnah ayaa mar kale ka soo cusboonaaday degmada Guriceel ee gobolka Galaduud.
SilGor 1/3/2009 3:26:54 AM
Madaxweynaha xilka sii haya ee Soomaaliya ahna guddoomiyaha Baarlamaanka Sheekh Aadan Madoobe iyo Ra'iisalwasaare Nuur Cadde ayaa labaduba ku sugan Magaalada Addis Ababa
SilGor 1/3/2009 2:37:15 AM
Xoogagga Ahlu-Sunnah ee gacanta ku haya degmada Guriceel ayaa lagu soo warramayaa inay xalay halkaas bandow kusoo rogeen, ayadoo dhanka kalena ciidamadii Ethiopianka ee joogay degmada Balanballe ee isla gobolkaas Galgaduud ay
SilGor 1/3/2009 2:02:07 AM
Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa waxay sheegayaan in saaka la dareemayo dhaqdhaqaaq ay ka wadaan ciidamada Ethiopia fariisimada ay ku leeyihiin magaalada Muqdisho, dhaqdhaqaasoo dadka reer Muqdisho
SilGor 1/2/2009 10:38:12 PM
Dowladda Faransiiska ayaa galabta maamul goboleedka Puntland ku wareejisay ilaa 8-ruux oo ka mid ah Kooxo burcad badeeda ah oo aygacanta ku soo dhigeen.
SilGor 1/2/2009 9:00:25 PM
Ciidamo la sheegay inay taageersan yihiin Isbaheysiga Dib-u-xoreynta garabka Sheekh Shariif Shiikh Axmed ayaa isu diyaarinaya la wareegidda goobaha ay ciidamada Ethiopianku ka baxayaan.
SilGor 1/2/2009 8:31:33 PM
Ethiopia ayaa sheegtay inuu bilowday qorshaha ciidamadeeda ay uga baxayaan gudaha Soomaaliya, kadib markii ay muddo labo sano ah ay dagaallo qaraarku qabsadeen gudaha Somalia aadna loogu wiiqay awooddooda.
SilGor 1/1/2009 3:57:51 PM
Sii hayaha Xilka Madaxweynenimo ee DFKM ahna Guddoomiyaha Baarlamaanka Sh Aden Maxamed Nuur ayaa sheegay maanta in la saari doono guddi soo diyaariya doorashada la filayo in lagu doorto madaxweyne cusub oo ay Soomaaliya yeelato.
SilGor 12/31/2008 7:03:51 PM
Ra'iisul Wasaare Nuur Cadde ayaa ka hadlay howlgalladii ay ciidamada Ethiopia ku baareen Saraakiil ka tirsanaan jiray dawladda
SilGor 12/31/2008 4:05:42 PM
Guddomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Maxamed Cumar Xabeeb (M. Dheere) ayaa lagu soo warramayaa in caawa xabsiga loo taxaabay, kaddib markii ay maanta gelinkii dambe ciidamo Ethiopian ah oo aad u hubeysan







'
World News