Shabelle 1/11/2009 7:05:39 AM
Dagaal sababay dhimasho iyo dhawac aad u farabadan ayaa maanta ka dhacay degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud.
SilGor 1/11/2009 6:56:59 AM
Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ee xarunta Gobolka Shabellaha Dhexe ayaa sheegaya in la dareemayo dhaqdhaqaaq ciidan oo ay wadaan ciidamada Midowga Maxkamadaha ee gacanta ku haaya magaaladaas,
SilGor 1/11/2009 6:24:26 AM
Warsaxaafadeed uu soo saaray Midowga Africa (AU) ayaa lagu sheegay in dhammaadka bishaan ay Dowladda KMG iyo Isbaheysiga Dib-u-xoreynta garabka Jabuuti ay si wadajir
SilGor 1/11/2009 5:33:20 AM
Sii haayaha xilka madaxweynaha ahna Gudoomiyaha barlamanka KMG Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe) ayaa ugu baaqay xildhibaanada barlamanka ee ku sugan Gaalkacyo in ay si deg deg
SilGor 1/11/2009 5:03:48 AM
Bam gacmeed ayaa lagu weeraray maqaayad lagu fiidsado oo ku taal degaanka Suuq Bacaad ee degmada Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir, kaddib markii sida la sheegay bam lagu soo tuuray
SilGor 1/10/2009 5:34:24 PM
Maamulka gobolka Banaadir ayaa sheegay in ay wadaan qorshe ciidamada dowlada looga saarayo gudaha magaalada laguna geynayo xeryo u gaar ah.
SilGor 1/10/2009 9:13:36 AM
Dagaalkii Balcad ayaa dib usoo cusboonaaday, kaddib markii xoogagga Al-Shabaab ee saakay barqanimadii laga saaray degmada Balcad ay soo qaadeen weerar rogaal celis ah.
SilGor 1/10/2009 8:52:44 AM
Sii hayaha xilka madaxweynaha Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe) iyo wafdii uu hoggaaminayo ay maanta dib ugu soo laabtay magaalada Baydhabo.
SilGor 1/10/2009 4:01:22 AM
Wararka ka imanaya degmada Balcad ee Gobolka Shabeellada Dhexe ayaa sheegaya in degmadaasi ay gacan ku haynteeda la wareegeen xoogagga Maxkamadah, kaddib markii uu dagaal aad u qaraar ku dhexmaray ayaga iyo Ururuka Al-Shabaab.
SilGor 1/10/2009 3:19:04 AM
Ayadoo ay isa soo tarayaan dadaallada caalamiga ah ee lagu doonayo in lagu soo xoojiyo ciidamada nabad ilaalinta ee Midowgaga Afrika (AMISOM), ayey Qaramada Midoobay (UN)
SilGor 1/10/2009 1:11:44 AM
Waxa socda dadaallo la doonayo in lagu soo dhammeystiro ciidamada naba-ilaanta ee Midowga Afrika ka jooga Soomaaliya.
Reuters 1/9/2009 2:32:10 PM
Marakab laga leeyahay waddanka Sacuudiga oo muddo 2 bilood ah ay burcad badeed Soomaaliyeed haysteen ayaa galabta lasii daayey.
SilGor 1/9/2009 11:01:52 AM
Banaanbaxyo waaweyn oo lagaga soo horjeedo gumaadka ay ciidamada Israel ku hayaan shacabka reer Falastiin ee marinka Gaza ayaa waxay maanta ka dhaceen qaar ka mid ah gobollada dalka Soomaaliya.







'
World News