SilGor 2/14/2009 5:11:09 AM
Golaha Barlamaanka Soomaaliya ayaa kalsooni buuxda siiyey Ra'iisul wasaare Cumar Cabdirashiid oo uu shalay xilka u magacaabay Madaxweyne Sheekh Shariif, kaddib markii ay cod aqlabiyad ah ku
SilGor 2/14/2009 4:34:51 AM
Qaramada Midoobay ayaa taageertay magacaabista uu Madaxweyne Sheekh Shariif xilka Ra’iisul wasaarenimo u magacaabay Cumar Cabdirashiid Cali Sharma'arke, uguna baaqday beesha caalamka in la
SilGor 2/13/2009 11:55:34 AM
Madaxweynaha Somaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay in Dr. Cumar Cabdirashiid Cali Sharma'arke oo ah wiil
Jowhar 2/12/2009 12:19:20 PM
Howlihii Dekeda weyn ee Magaalada Muqdisho ayaa hakad galay, kadib markii uu ku soo xirtay Markab weyn oo saanad milateri u sida Ciidamada AMISOM ee ku sugan Magaalada Muqdisho, iyadoona soo xirashada Markabkaas kadib la maqlay dhawaqa Madaafiic Hoobiyeyaal ah oo lagu tuuray Dekeda.
SilGor 2/10/2009 12:53:37 PM
Dowladda Sierra Leone ayaa sheegtay inay 80 sarkaal oo boliis oo nabad ilaalineed u soo direyso dalka Soomaaliya si ay qayb uga noqdaan ciidamada ka socda Midowga Afrika ee AMISOM ka jooga dalka Soomaaliya.
SilGor 2/10/2009 12:25:05 PM
Madaxweyne Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa intii uusan u duulin magaalada Jabuuti sheegay inuu wadahadal la yeeshay xubno ka mid ah kooxaha muqaawamada ee ka soo horjeeda heshiiskii Jabuuti ee dowladiisu lagu soo doortay.
HOL 2/9/2009 11:31:40 AM
Xarunta Gaadiidka Booliska ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka dhacay kulan ujeedkiisu ahaa in ay isku cafiyaan dhinacyadii Muqdisho ku dagaallamay, gaar ahaan saraakiisha iyo ciidamada horay uga kala tirsanaa Dowladdii TFGda iyo Maxkamadaha Islaamka
Shabelle Media 2/8/2009 6:10:04 PM
Madaxweynaha ayaa kulamo ammaanka looga hadlayay maanta la qaatay gudiga dhex dhexaadinta culumaa’udiinka iyo odayaasha dhaqanka Beelaha Hawiye
SilGor 2/8/2009 4:47:12 AM
Cabdullaahi Sheekh Nuur (Cabdullaahi Qadar) oo ka tirsan Xafiiska Warfaafinta Madaxweynaha Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa ka warbixiyay madaafiicdii shalay lagu weeraray Xarunta Madaxtooyada oo uu ku tilmaay inay ahayd arrin doqonnimo ah.
SilGor 2/8/2009 4:27:22 AM
Weeraro kala gooni gooni ah ku dhufo oo ka dhaqaaq ah ayaa saakay lagu qaaday ciidamada AMISOM ee ka socda dalka Bururndi ee fariisinka ku leh Kulliyadda Jaalle Siyaad iyo goobo kale oo ay ku sugnaayeen ciidamada Dowladda KMG.
SilGor 2/8/2009 3:59:40 AM
Ururka Xisbul-Islaam ee uu hoggaamiyo Dr. Cumar Imaan Abuubakar, oo ay dhowaan ku midoobeen qaar ka mid ah xoogagga muqaawamadu ayaa iska fogeeyay inay ayagu ka dambeeyeen madaafiicdii shalay lagu weeraray xarunta Madaxtooyada
SilGor 2/8/2009 3:19:31 AM
Golaha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye ayaa cabasho ka muujiyay hadal uu shalay ku sheegay shir jaraa'id oo uu Muqdisho ku qabtay Dr. Cumar Iimaan Abuubakar oo ahaa in ay la dagaalami doonaan
Shabelle Media 2/7/2009 4:52:12 AM
Madaxweyne Shiikh Shariif iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa ka soo degay Garoonka diyaradaha ee Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho.







'
World News