SilGor 6/11/2009 12:15:16 PM
Wasiirada Gaashaandhiga ee gaashaanbuurta ay ku midoobeen waddamada reer galbeedka ee NATO ayaa maanta waxa magaalada Brussels ee waddanka Belgium uga furmay shir socon doona labo maalmood oo ay uga hadlayaan xaaladaha ka jira waddamada
SilGor 6/11/2009 11:08:30 AM
Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Ambassador Axmed Walad Cabdalla ayaa sheegay in
SilGor 6/11/2009 11:00:20 AM
Kaddib markii ay magaala madaxda dalka Talyaaniga ku kulmeen Ra'iiul wasaarayaasha dalalka Soomaaliya iyo Talyaaniga Cumar Cabdirashiid iyo Silvio Berlusconi ayey labada dal isla oggolaadeen inay dib u soo ceeshadaan xiriirkii diplomaasiyadeed ee ka dhexeyn jiray
SilGor 6/11/2009 10:38:32 AM
Ra'iisul Wasaarihii hore ee DKMG ee Soomaaliya mudane Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) ayaa loo magacaabay inuu Dowladda Soomaaliya safiir uga noqdo waddanka Talyaaniga kaddib markii ay kulmeen dowladda Soomaaliya iyo tan Talyaaniga
SilGor 6/10/2009 1:39:19 PM
Guddoomiyaha Baarlamaanka KMG ee Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Sheekh Aadan Madoobe) ayaa maanta sheegay in shirarkii barlamaanka laysugu iman doono 15ka bishan aan ku jirno ee Juun, kaasoo ka dhici doona magaalada Muqdisho
SilGor 6/10/2009 1:12:07 PM
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Dr. Cabdiqaasim Salaad Xasan oo marki ugu horeeysay ka hadlay dagaaladii ka dhacay magaalada Muqdisho iyo qaar ka mid ah gobollada dalka Soomaaliya toddobaadyadii la soo dhaafay ayaa sheegay inay habboon tahay in dowladda
SilGor 6/9/2009 11:39:50 AM
Ra’iisul wasaaraha Dowladda KMG Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharma'arke iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa waxay gaareen magaalada Roma ee xarunta dalka Talyaaniga halkaasoo ay kaga qayb galayaan shir
SilGor 6/7/2009 7:08:58 PM
Wafdi ka socday shirkad qaabilsan ammaanka badaha oo lagu magacaabo FINDX ayaa shalay maalinnimadii shalay soo gaaray magaalada Muqdisho, ayagoona isla mar ahaantaa sheegay in ay Ciidamada Badda ee Dowladda ku taageeri doonaan diyaarado helicopters ah iyo doonyaha
SilGor 6/7/2009 9:13:13 AM
Kooxo hubeysan oo aan la garaneyn ayaa goordhow toogasho ku dilay Agaasimaha Idaacada iyo TV-ga Shabelle Muqtaar Maxamed Hiraabe waqti uu ku sugnaa gudaha suuqa weyn ee Bakaaraha ee magaalada
SilGor 6/7/2009 8:56:35 AM
Hay’adda Culimada Soomaaliyeed ayaa digniin kasoo saartay in dagaallada ka socda magaalada Muqdisho iyo meelo kale oo dalka ka mid ah ay sababi karaan in dalka dib loosoo weeraro oo uu u galo gacan shisheeye
SilGor 6/6/2009 2:07:30 PM
Ciidamo Ethiopian ah oo ay la socdaan kuwo Soomaali ah ayaa soo galay goobo kukala yaalla gobollada Hiiraan iyo Bakool ee dalka Soomaaliya, kaddib markii ay ka soo ruqaansadeen gobolka Ismaamulka Soomaalida
SilGor 6/5/2009 4:39:31 PM
Video-gani waxa uu soo bandhigayaa Admiral Faarax Axmed Cumar(faarax Qare) oo tababar magaalada Muqdisho uga furay 500 qofood oo noqon doonaan ciidamo badda ee Soomaaliya
SilGor 6/5/2009 8:32:37 AM
Ciidamada Xisbul Islaam iyo Xarakatul Shabaabul Mujaahidiin oo dib kaga qabsaday Ciidamada Ahlu Sunna Waljamaaca deegaanka Wabxo ee gobolka Galgaduud







'
World News