SilGor 6/5/2009 7:36:38 AM
Duqeyn ay dhinacyada ku dagaallamaya magaalada Muqdisho ay u geysteen xaafado ka tirsan Degmada Yaaqshiid ayaa waxaa ku dhintay afar ruux, tiro kale oo intaas ka badanna waa ay ku dhaawacmeen, iyadoo dadka dhintayna uu ku jiray Xoghayaha guud ee Kooxda Dekedaha.
SilGor 6/5/2009 7:08:43 AM
Guri ku yaala Degmada Xamar weyne ee gobolka Banaadir ayaa saakay waxaa uu ku soo dumay dadkii ku noolaa oo ahaa dad kusoo barakacay iyadoo dadkaasi qaarkood la badbaadiyey qaarna ay ku dhinteen.
shabelle 6/4/2009 6:28:49 PM
Madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed aya sheegay in ay sii wadayaan dagaalada ay kula jiraan xoogaga ka soo horjeeda ee dagaalada kula jira dowladda KMG Soomaaliya.
SilGor 6/4/2009 9:59:34 AM
waxaa dagaal ka bilowdey qeybo ka mid ah Degmada Hodan ee Gobolka Banaadir,Dagaalkaa oo ay soo qaadeen Ciidamada DKMG ah Goobaha uu Dagaalkani ka socdo waa Tarabuunka, Taleen ilaa Warshada Caanaha.
SilGor 6/3/2009 1:34:54 PM
Saraakiil ka tirsan Dowladda KMG ee Soomaaliya ayaa galabta sheegay in ciidamada Dowladda ay u suurtagashay inay dib u qabsadaan goobihii saaka barqanimadii laga qabsaday kaddib markii ay dagaal qaraar la galeen ciidamada Xisbul Islaam oo ayagu markii dambe kusoo fiday xaafado kale
SilGor 6/2/2009 12:20:42 PM
Wararka ka imanaya magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in wasiirka Amniga Qaranka Col. Cumar Xaashi Aadan oo ay la socdaan ciidamo lagu qiyaasay in tiradoodu ay gaareyso kun ay
SilGor 6/2/2009 11:44:17 AM
Dagaallo ayaa weli kasii socda degmada Dharkeenley ee Gobolka Banaadir, dagaallaadaas oo u dhexeeya ciidamada Dowladda KMG iyo kooxaha kasoo horjeeda, kaddib markii ay saakay halkaas isku fidiyeen
SilGor 6/2/2009 4:23:29 AM
Dagaalo u dhaxeeya Ciidamada dowladda iyo Xoogagga ka soo horjeeda ayaa waxaa ay goordhow ka bilowdeen degmada Dharkeenlay iyadoo isla markaana ay Ciidamada dowladdu dib ula wareegeen Saldhiga Booliska degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir
SilGor 6/1/2009 7:02:22 PM
Dayaarad ay leedahaya Shirkadda Dayaaradaha Air France, kana soo kicitintay magaalada Rio de Jeniero ee dalka Brazil oo ku socotay magaalada Paris ayaa la waayey ayadoo markii ugu dambeysay dul mareysay Badweynta Atlantiga
SilGor 6/1/2009 2:02:43 PM
Dagaalyahannada Ururka Xisbul Islaam ayaa galabta dib u qabsaday goobihii maanta gelinkii hore ay ciidamada Dowladda KMG xoogga kagala wareegeen, goobahaas oo uu ku jiro Saldhigga Boliiska degmada Yaaqshiid
SilGor 6/1/2009 11:37:32 AM
Dowladda KMG ayaa sheegtay inay guulo ka gaareen dagaalkii ka socday qaybo ka tirsan degmada Yaaqshiid, kaasoo ay kula wareegeen gacan ku heynta fariisamo ay horey ugu sugnaayeen ciidamo taabacsan ururka Xisbul
SilGor 5/31/2009 8:56:18 AM
KHARTOUM, Suudaan - Madaxweynihii hore ee waddanka Suudan Jacfar Maxamed Al-Numeiri oo 79 jir ahaa ayaa maalinnimadii shalay oo sabti ahayd, bisha Mayna ay ahayd 31 ku geeriyooday magaalada Khartoum sida ay sheegtay wakaaladda wararka ee Suudaan.
Shabelle Media 5/29/2009 12:02:50 PM
Dowladda KMG Soomaaliya aya uga digtay ganacsatada Soomaaliyeed isticmaalka dekadaha iyo Garoomadii dhawaan la xanibay ee gacanta ay ku ahayaan







'
World News