SilGor 6/22/2009 10:15:25 AM
Midwoga Afrika (AU) ayaa taageeray codsigii Dowladda KMG Soomaaliya ay ku dalbatay in ciidamada dalalka dariska ah ay soo galaan Soomaaliya si ay gacan u siiyaan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee
SilGor 6/22/2009 9:46:30 AM
Madaxweynaha Dowladda KMG ee Jamhuuriyadda Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta si rasmi ah ugu dhawaaqay in dalka lagu soo rogay xukun deg deg ah kaddib markii ay maalmo ka hor u soo
SilGor 6/22/2009 8:47:23 AM
Goobihii maalmihii ugu dambeeyey lagu dagaalamayey ee waqooyiga magaalada Muqdisho ayaa maanta waxa ka jira deganaansho aan laysku halleyn karin, kaddib markii si ba'an shalay laysu weydaarsaday madaafiic iyo hoobiyeyaal
SilGor 6/21/2009 10:29:05 AM
Bayaanka ku qornaa Afka carabiga ayaa lagu sheegay Weerarkii is qarxinta ee ka dhacay hotel Madiina ee magaalada Balad-weyne inuu fuliyay mid ka mid ah dagaalyahanada xarakada Al-shabaab al-Mujaahidiin, kaasoo magaciisa lagu sheegay Maxamed Deerow Sheekh Aadam Subeyri
SilGor 6/21/2009 3:55:36 AM
Ciidamo aad u fara badan oo Ethiopian ah oo wata gaadiidka dagaalka ayaa soo buuxiyey degaanno ku dhow dhow halka lagu magacaabo Kala beyrka oo aad ugu dhow magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan,
SilGor 6/21/2009 3:27:44 AM
Guddoomiyaha Ururka Xisbul Islaam Sheekh Xasan Daahir Aweys ayaa sheegay in ciidamadoodu ay la dagaali doonaan ciidamada shisheeye ee ay dalbatay Dowladda KMG ee Soomaaliya iyo ciidan kasta oo shisheeye ah oo la soo geliyo dalka Soomaaliya
SilGor 6/21/2009 3:01:45 AM
Xaalad degganaansho ah ayey saaka ku waaberiisatay magaalada Muqdisho guud ahaan gaar ahaan goobihii ay maalmihii la soo dhaafay ka socdeen dagaallada u dhexeeyea ciidamada Dowladda KMG oo dhinac ah iyo xoogagga Xisbul Islaam iyo
shabelle 6/20/2009 10:58:42 AM
kadib Shir deg deg ah wasiirada Xukuumadda dowladda KMG Soomaaliya ay ku yeesheen galabta magaalada Muqdisho oo looga hadlay
SilGor 6/20/2009 10:33:25 AM
Guddoomiyaha Barlamaanka KMG ee Soomaaliya Sheekh Aadan Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe) oo maanta shir jaraa'id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa codsi u jeediyey waddamada Soomaaliya deriska la ah in 24 saacadood
SilGor 6/20/2009 10:06:54 AM
Dagaal aad u culus ayaa lagu soo warramayaa inuu iminka ka socda degamada Yaaqshiid iyadoo ciidamada Dowlada KMG ay dib gacanta ugu dhigeen inta badan goobihii ay saaka la wareegeen xoogagga ka soo horjeeda,
SilGor 6/20/2009 2:20:45 AM
Dagaal culus oo saaka ka qarxay degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir ayaa waxa uu sababay in xoogagga Xisbul Islaam ay u suurtagashay inay la wareegaan guud ahaan gacan ku haynta degmadaasi, ayagoona ay
SilGor 6/20/2009 1:52:06 AM
Wararka saaka ka imanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Ciidamada Dowladda KMG ay dib ugu laabteen goobihii xalay fiidkii ay kasoo baxeen ee degmadaasi kaddib markii ay xoogagga Ururka Xarakatul Shabaab Al Mujaahidiin ay iskood uga baxeen goobihii ay ku qabsadeen
SilGor 6/19/2009 12:48:25 PM
Dagaallo qaraar oo u dhexeeya ciidamada Dowladda KMG iyo Xarakatul Shabaab Al Mujaahidiin ayaa galabta ka qarxay duleedka degmada Kaaraan, halkaasoo maalmahan lagu dagaalamayey, labada ciidanna ay isku hor fadhiyeen







'
World News