Agaasimihii Idaacadda iyo TV-ga Shabeelle oo goor dhow lagu dilay Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho


Kooxo hubeysan oo aan la garaneyn ayaa goordhow toogasho ku dilay Agaasimaha Idaacada iyo TV-ga Shabelle Muqtaar Maxamed  Hiraabe waqti uu ku sugnaa gudaha suuqa weyn ee Bakaaraha ee magaalada Muqdisho.
 
Sidoo kale ayaa waxa uu dhaawac soo gaaray Axmed Cumar Xaashi (Axmed Taajir) oo la socday marxuum Muqtaar Maxamed Hiraabe, kaasoo haatan loo qaaday laguna daweynayo cusbitaal ku yaal magaalada Muqdisho.





Add New Comment