SMN 7/4/2011 2:23:49 PM
Guddoomiyaha Xisbiga Nabadda iyo Dimuqraadiyadda mudane Cabdullaahi Sheekh Xasan ayaa ugu baaqay beelaha ku dagaalamaya degaano ka tirsan gobolka Mudug in sida ugu dhaqsiyaha badan dagaaladaasi ay ku joojiyaan.
RM 7/1/2011 11:40:55 AM
Madaxweyne Sh. Shariif oo maanta dalka dub ugu soo laabtay isla markaana shir Jaraa’id ku qabtay xarunta Madaxtooyada ee Villa Soomaaliya, ayaa shacabka ugu hambalyeeyay munaasabadda 51 guuradda ka soo wareegtay markii ay xoroobeen gobollada koonfureed iyo israacii Labada gobol
SilGor 6/28/2011 1:45:34 PM
Waxaan u hambalyeyneynaa Cabdiraxmaan Geelle Colaad iyo Nuura Cabdullaahi Cabdulqaadir (Sheekh Naaji) oo uu dhowaan meherkoodu ka dhacay magaala-madaxda dalka Soomaaliya ee Muqdisho, waxaanna Allaah uga baryeynaa in uu meherkoodu ka dhigo kii lagu liibaano
SilGor 6/28/2011 8:11:00 AM
Kulan ay maanta xarunta barlamaanka ku yeesheen xildhibaannada barlamaanka Soomaaliya ayaa waxa lagu ansixiyey magacaabista uu dhowaanta madaxweyne Sheekh Shariif uu u soo magacaabay Dr. Cabdiwali Maxamed Cali xilka ra'iisul-wasaaraha Soomaaliya.
SilGor 6/28/2011 7:37:48 AM
Madaxweynihii hore ee Jamhuuriyadda Soomaaliya Dr. Cabdiqaasim Salaad Xasan ayaa magaalada Qaahira ee xarunta dalka Masar ka sheegay in mas'uuliyiinta Dowladda KMG iyo kuwa Xarakatul Shabaab lagula xisaabtami doono dhibaatooyinka shacabka kasoo gaara
SilGor 6/28/2011 12:37:17 AM
Waxaa halkan hambalyo iyo taageeraba loogaga dirayaa mudane Dayib Maxamuud Sheekh Axmed oo dhowaan loo doortay inuu noqdo madaxweynaha maamul-goboleedka Soomaaliyeed ee Mareeg State,
SilGor 6/27/2011 5:06:48 PM
Madaxweyne Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo wafdigii la socday ayaa maanta dib ugu soo laabtay dalka, kaddib markii ay dalka Jamhuuriyadda Jabuuti kaga soo qaybgaleen munaasabaddi xuska maalinta Qaranimada dalkaasi ee 27-ka Juun.
SilGor 6/27/2011 4:51:31 PM
Qudbad dheer oo uu madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle ka jeediyey munaasabadda xuska maalinta qarannimada dalkiisa ee 27-ka Juun ayuu waxa uu kaga hadlay arrimaha ka taagan dalka Soomaaliya, asagoona shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay inay ka shaqeeyaan nabadda iyo horumarka dalkooda.
SilGor 6/25/2011 6:08:18 AM
Waxaan halkan uga hambalyeyneynaa walaalaha Cabdicasiis iyo Shaafici Cabdullaahi Maxamed Xasan oo labaduba dhowaan ka qalinjebiyey jaamacad ku taal gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka, waxaanna Alle uga baryeynaa inuu cilmigoodu ka yeelo
SilGor 6/23/2011 4:49:09 PM
Dayaarado dagaal oo aan heybtooda la garaneyn ayaa maanta weerar dhinaca cirka ah ka geystay degaanka Qandal ee duleedka magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose oo sida la sheegay ay ku
SilGor 6/23/2011 4:07:47 PM
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta Cabdiwali Maxamed Cali (Gaas) u magacaabey inuu noqdo ra'iisul-wasaaraha xukuumadda KMG ee Soomaaliya, kaddib markii uu dhowaantan xilkaasi iska casilay ra'iisul-wasaarihii shacbiyadda weyn ku lahaa gudaha
SilGor 6/21/2011 7:10:18 PM
Madaxweynaha Soomaaliya mudane Sheekh Shariif Sheekh Ahmed ayaa maanta xarunta madaxtooyada kulan kula yeeshay qaar ka mid xildhibaannada iyo siyaasiyiinta beelaha Daarood uga jira golayaasha dowladda oo uu ka mid ahaa sii-hayaha xilka ra'iisul wasaaraha Prof.
HOL 6/19/2011 8:00:53 PM
Ra'iisul wasaarihii xukuumadda Soomaaliya Maxamed C/llaahi Maxamed (Famraajo) ayaa iska casilay xilkiisii kaddib cadaadis xooggan oo kaga yimid dowladda Uganda iyo xubno uu ka mid yahay madaxweynaha Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed.







'
World News