HAMBALYO - meherka Cabdiraxmaan Geelle Colaad iyo Nuura Cabdullaahi Cabdulqaadir


Waxaan u hambalyeyneynaa Cabdiraxmaan Geelle Colaad iyo Nuura Cabdullaahi Cabdulqaadir (Sheekh Naaji) oo uu dhowaan meherkoodu ka dhacay magaala-madaxda dalka Soomaaliya ee Muqdisho, waxaanna Allaah uga baryeynaa in uu meherkoodu ka dhigo kii lagu liibaano - AAMIIN - AAMIIN - AAMIIN - AAMIIN.

Cabdiraxmaan Geelle iyo Nuur Cabdullaahi oo hadda kala jooga dalalka Mareykanka iyo Yemen, ayaa waxa ay dhowaan ku aqalgeli doonaan magaala Rochester ee waddanka Mareykanka.

GRATULERE.jpg


Add New Comment