Hambalyo ku socota madaxweynaha Maamul-goboleedka Mareeg State mudan Dayib Maxamuud Sheekh

Mareeg.jpg

madaxweyne Mareeg Dr.Dayib1.jpg

Waxaa halkan hambalyo iyo taageeraba loogaga dirayaa  mudane Dayib Maxamuud Sheekh Axmed oo dhowaan loo doortay inuu noqdo madaxweynaha maamul-goboleedka Soomaaliyeed ee Mareeg State, waxaana Allaah loogaga baryayaa inuu ku guuleeyo xilka culus ee loo doortay.

Dadka madaxweyne Dayib u hambalyeynaya ayaa waxa ay kala yihiin :

  1 - Dr. Cabdullaahi Maxamed Xasan
  2 - Sheekh Cumar Cabdulqaadir (Naaji)
  3 - Maxamed Cusmaan Nuur (Suumaaye)
  4 - Xuseen Maxamed Axmed (Barako)
  5 - Cabdulqaadir Xaaji Yuusuf
  6 - Mowliid Maxamed Barrow
  7 - Maxamed Faarax Axmed
  8 - Sugulle Maxamed Cumar (Xiirane)
  9 - Cabdullaahi Aweys Axmed (Laalaash)
10 - Yaxye Xaaji Maxamed Axmed (Kurtun)
11 - Xaaji Macow Sayid
13 - Axmed Faarax Axmed
14 - Cabdullaahi Xuseen Maxamed
15 - Cumar Xasan Cali
16 - Col. Maxamud Xaaji Axmed
17 - Cali Calasow Axmed
18 - Eng. Yuusuf Xaaji Xasan
19 - Xuseen Maxamed Aadan
20 - Maamulka shabakadda SilGor.com

Wa billaahi towfiiq


Add New Comment