SilGor 6/6/2012 8:40:58 AM
Madaxweynaha Dowladda KMG ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta magaalada Muqdisho kula kulmay Odayaasha Dhaqanka beelaha Soomaaliyeed ee soo xulaya ergooyinka ansixin doona dastuurka cusub ee ay
SilGor 6/5/2012 1:53:50 PM
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa mar uu maanta la hadlayey warbaahinta sheegay in wadahadalkii uu dalka Tanzania kula soo yeeshay madaxweynaha dalkaasi ay iskula soo qaadeen dadka
RM 6/4/2012 7:45:24 PM
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Wafdi uu hoggaaminayay ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay iyadoo garoonka Diyaaraha Aadan Cadde si diirran loogu soo dhaweeyay.
SilGor 6/1/2012 4:18:41 PM
Shirkii Istanbul Conference ee mustaqbalka Soomaaliya oo ay kasoo qayb galeen madaxda Soomaaliya, wakiilo ka kala socday 54 dal, ururro caalami ah iyo kuwo goboleed ayaa markii lasoo gebgebeeyey kaddib laga soo saaray war-murtiyeed
SilGor 6/1/2012 3:21:09 PM
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Gaas Cabdulqaadir Sh. Cali Diini ayaa u hambalyeeyey ciidamada dowladda guusha ay kasoo hoyeen dagaalkii ay Al-Shabaab kagala wareegeen gacan ku heynta degmada Afmadow ee
SilGor 6/1/2012 2:05:24 PM
Waxaa maanta lagusoo gebagebeeyey magaalada Istanbul ee dalka Turkiga Shirkii caalamiga ahaa ee looga hadlayey arrimaha dalka Soomaaliya oo ay gogoldhiggiisu lahayd dowladda Turkiga ayna kasoo qaybgaleen
SilGor 5/31/2012 9:49:11 AM
Wararka naga soo gaaraya degmada Afmadow ee gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in ciidamada Dowladda iyo kuwa Kenya ee AMISOM ka tirsan ay soo galeen gudaha degmada, kaddib markii saacadihii la soo dhaafay ay ku socotay
SilGor 5/31/2012 9:04:37 AM
Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Ban Ki Moon ayaa sheegay in shirka Istanbul uu ka qabo rajo wanaagsan, wax badanna uu ka badeli doono dhibaatada ka jirta dalka Soomaaliya muddada 21-ka sano ah, asagoona si gaar ah u
SilGor 5/31/2012 7:27:57 AM
Waxa magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga si rasmi ah uga furmay shir caalami ah oo lagaga wadahadlayo mustaqbalka dalka Soomaaliya oo jihawareer siyaasadeed iyo dagaallo lagu hoobtay ku soo jiray muddo ka badan 21 sano.
SilGor 5/30/2012 10:47:51 AM
Madaxweynayaasha maamu-goboleedyada Puntland iyo Galmudug iyo wufuud ay kala hoggaaminayaan ayaa la filayaa in saacadaha soo socda ay u dulaan dalka Jabuuti, ayagoo kusii jeeda dalka Turkiga oo ay kaga qaybgeli doonaan shirka qaybaha
SilGor 5/30/2012 9:28:21 AM
Madaxweynaha Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta u dhoofay magaalada Istanbul ee dalka Turkiga oo ay kaga qaybgeli doonaan shirka odayaasha dhaqanka iyo bulshada rayidka ah halkaas
SMN 5/30/2012 6:02:00 AM
Kullan ay ku yeesheen Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta gobolka Mudug Madaxweyne ku xiggeenka Maamulka Galmudug State C/samad Nuur Guuleed iyo Golaha Wasiirada Galmudug ayaa waxa ay isku raaceen in Galmudug ay ka qeyb gasho
RM 5/30/2012 5:50:07 AM
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefdi ballaaran oo uu hogaaminayo ayaa shalay gelinkii dambe gaaray magaalada Istanbul ee dalka Turkiga halkaasoo si diiran loogu soo dhoweeyey.







'
World News