
SilGor 5/22/2011 4:02:54 AM
Nafiso waxay bilowday inay Hooyadeed sasab iyo raali gelin isugu darto, hagoogtii ayay u toos-toosisay, lugaha, madaxa, gacmaha, iyo oogada oo dhan ayay u riix-riixday ( Duugtay ), iyadoo ugu dareysa hadalo raali gelin waalidnimo lagu iidaamay, intaa kuma simine jikada