RM 6/18/2012 4:10:01 PM
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali, ayaa maanta booqday goobta uu ka soconayo shirka Odoyaasha dhaqanka Soomaaliyeed ee magaalada Muqdisho.
SilGor 6/18/2012 3:48:21 PM
Xisbiga Xorriyadda iyo Cadaaladda ee dalka Masar oo ay leeyihiin ururka Ikhwaanul Muslimiin ayaa sheegay in hoggaamiyahooda uu guul ka gaaray doorashooyinkii madaxnimo ee labadii casho ee lasoo dhaafay ka dhacay dalkaas.
SilGor 6/18/2012 3:36:09 PM
Waxaa maanta magaalada Muqdisho ku geeriyooday laguna aasay Allaah ha u naxariistee marxuum Axmed Maxamed Daa'uud oo 52 sano jir ahaa, marxuumka ayaa waxa uu ifka kaga tagay 2 xaas iyo 8 carruur ah oo isugu jira gabdho iyo wiilal,
SilGor 6/17/2012 2:21:03 PM
War-saxaafadeed ay soo saartay wasaarda arimaha dibadda ee dalka Kuwait ayaa lagu sheegay in laga billaabo maanta oo Axad ah aan dalkaasi loo soo dhoofin karin dhuxul ka timaada dalka Soomaaliya, ayadoo la tixgelinayo go'aankii Golaha
SilGor 6/17/2012 11:36:01 AM
Madaxweyne Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u ambabaxay dalka Sacuudi Caraabiya, si ay uga qaybgalaan aaska amiirkii lahaa dhaxalka boqortooyada Sacuudiga Amiir Naa'if Bin Cabdulcasii oo ku geeriyooday
RM 6/17/2012 10:48:51 AM
Wasiirka Qorsheynta iyo xiriirka Caalamiga ah ayaa sheegay iney wadaan qorshe lagu horumarinayo deegaannadii laga xoreeyey maleeshiyada Al-qaaciddada Soomaaliya, heshiiskaasoo ay xukuumadda kula saxiixatay dalka Jabuuti hay’adda US AID
SilGor 6/17/2012 9:01:18 AM
Wareegto ka soo baxday xafiiska madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa lagu sheegay in madaxweynuhu uu laalay qodobbo ku qoran Axdiga GMG ee haatan lagu dhaqo dalka Soomaaliya.
RM 6/17/2012 7:04:28 AM
Jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta amar ku bixiyay in hantidii maguurtada aheyd dib loogu Celiyo dhaxaltooyada marxuumiinta kala ah S/guuto Salaad Gabeeyre Kediye, Marxuum S/guuto Maxamed
SMN 6/17/2012 5:57:45 AM
Guddoomiyaha Isbihaysiga Nabadda C/laahi Sheekh Xasan oo dib ugu soo laabtay dalka kaddib markii uu Jabuuti kaga soo qeyb galay shir looga hadlayay qabyo qoraalka Dastuurka ayaa waxa uu ka hadlay qodobadii la isku raacay shirkaasi.
SilGor 6/17/2012 5:37:26 AM
Saraakiil ka tirsan ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM oo shalay gaaray magaalada Beledweyn ee xarunta gobolka Hiiraan, ayaa halkaas kulan kula yeeshay mas'uuliyiinta maamulka DKMG ee gobolka Hiiraan, iyagoo ka wada hadlay
SilGor 6/16/2012 6:55:11 PM
Warar ay qoreen wakaaladaha wararka adduunka qaarkood ayaa lagu sheegay in uu magaalada Jineefa ee dalka Switzerland maanta ku geeriyooday amiirkii lahaa dhaxalka boqortooyada Sacuudiga, amiir Naa'if Bin Cabdulcasiis, waxaana
SilGor 6/16/2012 6:23:03 PM
Dadka reer Masar ayaa safaf dhaadheer ugu si ay codkooda u dhiibtaan ayadoo uu socdo wareegga labaad ee doorashada Madaxtinimada dalkaasi oo ay isugu soo hareen labo murashax oo ka kala socda Ururka Ikhwaanu Muslimiin iyo nidaamkii
RM 6/15/2012 7:04:04 AM
Waxaa maanta magaalada Muqdisho aas heer qaran ah loogu sameeyo allaha u naxariistee Sheekh Mukhtaar Maxamed Xuseen oo horay usoo noqday Guddoomiyiihii sadexaad ee uu yeesho baarlamanka Soomaaliya.







'
World News