
SilGor 12/5/2010 8:38:31 PM
Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka KMG ah ee Soomaaliyeed Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa maanta qado u sameeyey saraakiisha ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed wuxuuna uga mahadceliyay adkeysiga,dedaalka ay ugu jiraan Nabadda