UnivTV 6/26/2016 3:47:18 AM
Iyadoo ay soo baxayeen warar ku aadan in weerarkii Hotelka Naasahablood ee Magaalada Muqdisho dadkii ku dhintay uu ka mid ahaa Wasiiru Dowlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ee dhanka
6/24/2016 10:22:49 AM
Warbaahinta UK ayaa sheegtay in aftidii la qaaday shalay ay dadku ku codeeyeen in UK ay ka baxdo Midowga Yurub. Natiijooyinka hordhaca ah ayaa muujinaysa in kuwa taageersan in
SMN 6/23/2016 5:38:57 PM
Taliyaha Ciidamada Milateriga ee dalka Uganda General Katumba Wamala ayaa ka warbixiyey xilliga rasmiga ah ee ciidamada Uganda ee qaybta ka ah howl galka AMISOM ee Somalia ay ka bixi
6/23/2016 4:54:21 PM
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo madaxda xubnaha ka ah Madasha Hoggaamiyeyaasha Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada ayaa maanta kulan ku yeeshay magaalada Baydhabo
6/22/2016 4:38:32 AM
Waxaa maanta lagu wadaa in magaalada Baydhabo uu ka furmo shirka Madasha Wada-tashiga qaran ee Hoggaamiyeyaasha dowladda, iyadoo shirkan uu noqonayo kii ugu dambeeyay ee looga arrinsanayo
6/21/2016 9:42:10 AM
Waxaa maanta magaalada Baydhabo gaarey wafdi hordhac ah oo ka qeybgalidoona Shirka madasha qaran ee wada-tashiga ee ka furmi doona magaalada Baydhabo maalinta berito ah.
Jowhar 6/21/2016 9:00:45 AM
Telefishinka Horn Cable ee xaruntiisa tahay magaalada Hargeysa ayaa maalintii saddexaad ka maqan Satelite-ka Thaicom 5 oo ah Satelite ay ka soo galaan dhamaan Telefishinada ku hadla
6/21/2016 5:30:43 AM
Wafdi ballaaran oo ka socda Qarammada midoobay (UN) ayaa booqasho ku tagay magaalada Cadaado ee xarunta KMG ah ee Dowlad-goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug.
RM 6/18/2016 8:33:19 AM
Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta kmg dowlad-gobaleedka Koonfur Galbeed.
6/17/2016 6:19:55 PM
Shirkii dhawaan ku soo dhamaaday Magaalada Brussels ee dalka Belgium-ka ayaa waxaa Soomaaliya uga qeyb galay Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Xukumadda Federaalka Soomaaliya mudane, Maxamed Cumar
HOL 6/17/2016 5:50:05 PM
Iyadoo Dhawaanahaan uu Qaybo ka mid ah Somalia oo ay ku jirto Muqdisho uu ka jiray cudur loo yaqaanno Kaduudiye oo aad u Qandho badan, ayaa waxaa ka hadlay Qaabka looga hor-tego iyo habka loo daweeyo, Prof. Cismaan
6/1/2016 11:30:22 AM
Golaha wasiirada cusub ee dalka Turkiga ayaa ansixiyay lacag deeq ah oo bil walba dowlada Turkiga ay siinayso Somaliya ,taasoo gaaraysa $ 2-Milyan guud ahaanna isku darkeedu ay dhan tahay $ 24 Milyan.
RM 5/23/2016 4:52:02 PM
Shir madaxeed ku saabsan arrimaha bani aadannimada ayaa maanta ka furmay magaalada Istambul ee dalka Turkiga, kaasi oo si gaar ah diiradda loogu saarayo la-tacaalidda xasaradaha qaxootiga.







'
World News