UniversalTV 4/27/2016 12:30:35 PM
Wasiirka arrimaha dibedda ee xukuumada federaalka Soomaaliya Cabdislaam Cumar Hadliye iyo dhigiisa wasiirka arrimaha dibedda iyo iskaashiga caalamiga ee dalka Isku tagga Imaaraadka Carabta Sheekh
4/27/2016 9:37:56 AM
Dowladda Turkiga ayaa shaaca ka qaadday in dhawaan ay Muqdisho ka hirgalin doonto mashruuc lagu dhisaayo ku dhawaad 10 Kun oo Guri oo loogu talo galay in ay ka faa’iideystaan dadka shacabka ah
4/24/2016 10:34:54 AM
Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka mudane Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen (Odawaa) ayaa maanta xarunta gobolka Banaadir waxa uu kaga qeyb galay kulan looga hadlayay amaanka iyo
4/23/2016 5:38:35 AM
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa sheegay in maalmaha soo socda Baarlamaanka la horkeeni doono war murtiyeedkii lagu heshiiyay ee ka soo
4/22/2016 2:50:14 PM
Warbixin uu soo saaray Golaha ammaanka ayaa waxa uu ku ammaanay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo dowlada Federalka horumarka dhinaca siyaasada ah ee ka dhacay dalka
VOA 4/21/2016 3:17:44 PM
Hay’adda socdaalka iyo jinsiyadaha dowladda Soomaaliya ayaa maanta garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho ku qabatay 11 dhallinyaro Soomaaliyeed ah, oo kusii socday magaalada Qaahira ee
4/19/2016 10:38:06 AM
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta la filayaa inuu Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay warbixin ka siiyo xaaladda siyaasadda , amniga iyo arrimaha kal
4/19/2016 10:27:05 AM
Ra’iisul Wasaaraha XF eeSoomaaliya mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, ayaa ka tacsiyeeyey geerida dad tahriibayaal Soomaali ah oo ku geeriyooday Badda mediterranean-ka.
4/19/2016 10:23:17 AM
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane C/qaadir Sheekh Cali Diini ayaa magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Ethiopia uga qeyb galay Shirka Ammaanka Munich (MSC) oo wadajir u soo qaban-qaabiyeen
4/19/2016 10:06:43 AM
Wasiirka Arrimaha Dibadda Somalia, C/salaan Cumar Hadliye ayaa ka hadlay Tahriibayaashii Soomaliyeed ee ku dhintay badda u dhexeysa Liibiya iyo Talyaaniga, halkaasoo ay kula dagtay
4/19/2016 9:00:03 AM
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Dalka Mudane Maxamed Cumar Carte ayaa sheegay in ay baaritaan ku sameynayaan dadkii rayidka ahaa oo ay AMISOM ku dishay deegaanka Buula-Mareer ee gobolka
4/9/2016 3:37:00 AM
Dalka Djibuiti ayaa waxa lagaga dhawaaqay natiijada tartankii doorashada madaxtinimada dalkaasi ee maalinimadii shalay qabsoontay, taasoo uu ku guuleystay madaxweynaha xilka dalkaasi
4/8/2016 1:29:15 PM
Wasiirka Maaliyadda XFS mudane Maxamed Aden Ibrahim Farkeeti iyo wafti u hogaaminayo ayaa dalka Baxrayn uga qayb galay shirkii sanadlaha ahaa ee Wasiiradda Maaliyadda ee Jaacadda Carabta, Shirkan







'
World News