TACSI - geerida marxuum Axmed Maxamed Daa'uud



inaalilaahi[1].jpg

Waxaa maanta magaalada Muqdisho ku geeriyooday laguna aasay Allaah ha u naxariistee marxuum Axmed Maxamed Daa'uud oo 52 sano jir ahaa, marxuumka ayaa waxa uu ifka kaga tagay 2 xaas iyo 8 carruur ah oo isugu jira gabdho iyo wiilal, kuna kala sugan dalalka Soomaaliya iyo Ingiriiska.

Waxaa geerida marxuumka loogaga tacsiyeynayaa xaasaskiisii, carruurtiisa, eheladiisa iyo asxaabtiisaba, asagana waxaa Allaah loogaga baryayaa inuu ka waraabiyo Jannadii Fardowsa - AAMIIN - AAMIIN - AAMIIN -

Geeridan naxdinta leh ee ku timid marxuum Axmed Maxamed Daa'uud ayaa waxa si gaar ah loogaga tacsiyeynayaa Ugaaska beesha Silcis Ugaas Xuseen Maxamed Daa'uud oo ay marxuumka walaalo ahaayeen.

Dadka tacsida diraya ayaa kala ah:

   1 - Suldaan Maxamed Aweys Axmed
   2 - Admiral/Gaas Faarax Axmed Cumar
   3 - Sarreeye Guuto Amiin Sayid Xaaji
   4 - Xildhibaan Cali Yuusf Cusmaan
   5 - Dr. Cabdullaahi Maxamed Xasan
   6 - Prof. Xasan Maxamuud
   7 - Eng Sayid Sheekh Cabdullaahi
   8 - Nabadoon Yuusuf Axmed Sadiiq
   9 - Nabadoon Maxamed Maxamuud Nuur (Imbeshi)
 10 - Nabadoon Cabdullaahi Cabdulqaadir Axmed
 11 - Nabadoon Cusmaan Sheekhaay Xaaji
 12 - Caaqil Maxamuud Sheekh Maxamed
 13 - Caaqil Ibraahim Xaaji Cusmaan
 14 - Sheekh Sayid Abuubakar Cusmaan Nuur
 15 - Sheekh Axmed Cusmaan Sheekhaay
 16 - Caaqil Cali Maxamed Axmed
 17 - Sheekh Cumar Sheekh Cabdullaahi
 18 - Dr. Cabdulqaadir Maxamed Cabdi
 19 - Maxamed Faarax Axmed
 20 - Cabdullaahi Maxamed Sh. Cabdullaahi
 21 - Xaaji Nuur Cabdulqaadir Axmed
 22 - Xaaji Xasan Xaaji Ciise
 23 - Dr. Cabdullaahi Sh. Maxamed (Muftaax)
 24 - Eng. Xuseen Cali Yuusuf
 25 - G/Sare Maxamuud M. Axmed
 26 - Caaqil Xasan Maxamuud Cali

Iyo qaar kale oo fara badan oo aanan halkaan kusoo koobi karin.

Dhammaan dadkaasi waxay marxuumka Allaah uga baryayaan inuu ka waraabiyo Jannadii Fardowsa, ugaaska iyo ehelada kalena uu sabar iyo iimaan ka siiyo AAMIIN.


 

Add New Comment