Jowhar 8/17/2011 10:03:18 PM
Shirkii dalalka Ururka Islaamka ayaa lagu soo gaba gabeeyay magaalada Istanbul ee dalka Turkiga, kadib shir deg deg oo hal maalin ah looga hadlayay Abaaraha Soomaaliya iyo macluusha ka taagan, iyadoo Dalalka Islaamka ay ku yabooheen lacag gaareysa $350-milyan oo doolarka Mareykanka.