HOL 10/3/2011 10:13:55 AM
Taliyaha ciidamada badda Soomaaliya, Admiral Faarax Axmed Cumar (Faarax Qare) oo maanta ka qaybgalay kulankii xildhibaannada baarlamaanku ay kaga doodayeen xadeynta badda Soomaaliya
SilGor 10/2/2011 2:29:26 PM
Waxaa maanta magaalada Muqdisho Degmada Madiina ku geeriyooday Allaah ha u naxariistee Marxuum Xuseen Maxamed Xasan Nuur(Xuseen Sakuuro) 70 jir ahaa,waxaana geeridiisa la ogeysiinayaa dhammaan eheladiisa oo kala jooga dalka gudihiisa
SilGor 10/2/2011 2:14:08 PM
Gaari nooca BL ka loo yaqaan ayaa miino kula kacday agagaarka Saldhiga Degmada Kaaraan, waxaana goobtaasi ku dhintay ilaa saddex ruux oo rayid ah qaar kalana way ku dhaawacmeen.Ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM ee ku suganaa degmada Kaaraan ayaa goobtaasi soo gaaray waxay
SilGor 10/1/2011 4:06:36 AM
Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa si buuxda u ansixiyey in mudo hal sana ah lagu kordhiyo joogitaanka iyo howlgallada ay ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM ka wadaan magaala-madaxda dalka Soomaaliya ee Muqdisho, si ay u soo celiyaan nabadda.
SilGor 9/30/2011 8:51:44 AM
Dayaarado dagaal oo aan heybtooda la garan ayaa maanta duqeeyey bartilmaameedyo ku yaalla degmada Ceelbuur iyo degaanada ku dhowdhow oo dhammaantood ka tirsan gobolka Galgaduud ee bartamaha dalka Soomaaliya oo ay qayb ahaan
SilGor 9/30/2011 8:15:06 AM
Markab xamuul oo sida mucaawino Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Iiraan ay ugu talagashay dadka Soomaaliyeed ee ay abaaruhu saameeyeen ayaa dhowaan kasoo furtay mid ka mid ah dekedaha waaweyn ee dalkaasi, wuxuuna maalmaha soo socda kusoo fool
RM 9/29/2011 2:56:01 PM
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya oo ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin ammaanka, waxbarashada iyo siyaasadda ayaa sheegay in dowladda FDKMG ah ee Soomaaliya in qorshaheeda uu ku jiro in maamul gobolleedyo dalka laga dhisiyo balse muhiimaddu ay tahay in
SilGor 9/29/2011 2:28:37 PM
Waxaa saaka magaalada Copenhagen ee xarunta dalka Denmark si rasmi ah uga furmay shir lagaga wada hadlayo arrimaha Soomaaliya oo ay soo qabanqaabisay Kooxda Xriirka Caalamiga ee Soomaaliya (Internationa Contact Group of Somalia ICG).
SilGor 9/27/2011 4:44:22 PM
Sheekh Xasan Maxamuud (Xasan Jaamici) oo ah aqoonyahan Soomaaliyeed oo ku nool dalka Mareykanka ayaa waxa uu si tifaftiran uga hadlay Heshiiskii Kampala ee kol hore madaxda Dowladda KMG ku kala saxiixdeen magaalada Kampala.
SilGor 9/27/2011 1:04:08 PM
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta booqdasho howleed ku tagay xarunta taliska Ciidamada Booliiska Soomaaliyeed, halkaasoo uu kulan kula qaatay saraakiisha qeybaha kala duwan ee ciidamada Booliiska Soomaaliyeed.
SilGor 9/26/2011 11:52:59 PM
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Sheekh Sharif Sheekh Axmed ayaa maanta Hoteelka Lafweyn ee magaalada xaflad qado sharaf ah ugu sameeyey saraakiisha sar sare ee ciidanka Xoogga Dalka iyo kuwa Midowga Afrika ee AMISOM.
HOL 9/26/2011 3:14:17 PM
Xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ayaa anasixiyay maanta oo Isniin ah sharciga hay'adaha maaliyadda DKMG ah, kaddib saddex maalmood oo laga doodayay, iyadoo kulanka maanta uu shir guddoominayay guddoomiye ku xigeenka koowaad ee
SilGor 9/25/2011 8:29:09 AM
Dayaarad nooca wax basaasa ah ayaa lagu soo warramayaa inay ku soo dhacday magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose kaddib markii sida la sheegay ay rasaas ku rideen ciidamada Xarakatul Shabaab.







'
World News