Jowhar 7/16/2012 9:22:12 AM
Al-Shabaab ayaa sheegatay weerar maanta barqadii lagu dilay Wasiirkii hore Ganacsiga iyo Warshadaha oo ahaa Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka, kaasoo ku geeriyooday qarax loo geliyay gaarigiisa, xilli uu marayay nawaaxiga Bacadlihii hore Xamar weyne.