10/15/2012 11:26:26 AM
Mas'uuliyiin ka kala socotay Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya iyo Shirkadda Xawaaladda Dahabshiil ayaa maanta dhagax dhigay mashruuc lagu dayactiri doono dhismihii Cusbitaalkii dhimirka ee Laansareeti ee
RM 10/15/2012 5:07:01 AM
Xafladan oo aheyd casho sharaf laguna qabtay mid ka mid ah hoteelada ugu weyn Magaalada Geneva ee dalka Switzerland ayaa ujeedadeeda waxa ay aheyd taageerada in Soomaaliya ay ka baxday nidaamkii KMG
10/14/2012 6:33:49 PM
Maamul goboleedyada Soomaaliyeed ee Galmudug iyo Ximan iyo Xeeb ayaa si wadajir ah u shaaciyey iney isaga kaashan doonaan sidii loo xalin lahaa xiisaha ka taagan degmada Hobyo ee gobolka Mudug.
SMN 10/14/2012 6:22:47 PM
Ciidamo dheeraad ah oo ka socda dalka aynu walaalaha nahay ee Jabuuti ayaa soo gaaray gobolka Hiiraan ee bartamaha Soomaaliya ayadoo Ciidammadanna ay qeyb ka yihiin ku dhowaad kun askari oo ka tirsan AMISOM oo loo
10/14/2012 8:49:13 AM
Taliyeyaasha Ciidammada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa maanta kormeer howleed ku tagay deegaannadii ugu dambeeyey ee laga xoreeyey Maleeshiyada kooxda Al-Shabaab ee gobolka Shabeelada Hoose.
10/14/2012 8:29:55 AM
Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta shir ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay ajandayaal dhowr ah oo ay ka mid tahay xeer hoosaadka uu yeelanayo Baarlamaanka, iyadoo kulanka looga codsaday Madaxweynaha
SMN 10/14/2012 8:20:48 AM
Sii-hayaha xilka Wasiir ku-xiggeenka Wasaaradda Gaashaandhigga Max’ed Cali Catoosh oo la hadlay warbaahinta ayaa waxa uu ka codsaday caalamka in xiyaaradda hubka ee saaran Soomaaliya laga qaado, maadaama
HOL 10/14/2012 8:13:24 AM
Madaxweynaha Somaliland, Axmed Maxamuud Maxamed (Siilaanyo) ayaa xil wasiir u magacaabay hoggamiyihii jabhadda SSC ee ka dagaalami jirtay deegaanka Buuhoodle, isagoo sidoo kale wasaarad cusub ku daray
SilGor 10/13/2012 7:26:54 AM
Ururka Midowga Africa ayaa ka dalbaday Golaha Amaanka ee Qaramada Midooaby in dalka Soomaaliya laga qaado cuna-qabateynta dhinaca hubka ee saarnayd muddada 20-ka sano ah, si Soomaaliya ay awood ugu yeelato inay dib u qalabeyso ciidamadeeda.
10/11/2012 10:32:58 AM
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho kadib markii uu ka qeyb galay munaasabada
SilGor 10/10/2012 10:10:56 AM
Ciidamada Ammaanka ee Dowladda Soomaaliya ayaa maanta howlgal baaritaan ah ka sameeyay dagmada Hodan ee magaalada Muqdisho, howlgalkaasoo ay ku soo qabqabteen hub iyo dad lala xiriirinayo xoogagga Al-Shabaab.
10/10/2012 9:57:37 AM
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Prof Xasan Sheekh Maxamuud iyo madaxweynaha dalka Uganda Yuweri Museveni ayaa kulan ay kaga wada hadleen xiriirka wanaagsan ee ka dhaxeeya labada dal ee saaxiibka ah ku
SilGor 10/9/2012 1:42:20 PM
Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa Midowga Afrika ee AMISOM ayaa saldhig weyn ka sameystay saldhiggii hore ee ciidamadii cirka Soomaaliyeed ee degaanka Ballidoogle oo ka tirsan degaannada hoos yimaada degmada







'
World News