
SilGor 1/10/2010 7:25:43 AM
Dagaal xooggan ayaa waxa uu haatan ka socdaa gudaha magaalada Beledweyne ee Xarunta gobolka Hiiraan, dagaalkaasoo u dhexeeya xoogagga Ururka Xisbul Islaam ee beryihii ugu dambeeyey gacanta ku haayey magaalada iyo ciidamada Dowladda KMG,