SilGor 2/4/2010 8:21:00 AM
Wasiirka beeraha ee Dowladda KMG Maxamed Ibraahim Xaabsade ayaa sheegay in ciidamada Dowladda KMG ay maalmaha soo socda weerar ku qaadi doonaan goballo koonfurta Soomaaliya ah oo ay
SilGor 2/3/2010 1:52:14 PM
Madaxweynaha Dowladda KMG ah ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo wafdigii ballaarnaa ee uu hoggaaminayey ee beryahan magaalada Addis Ababa kaga qaybgalayey shir-madaxeedka Midowga Afrika ayaa galabta dib ugu soo laabtay magaalada
HOL 2/3/2010 11:41:32 AM
Wararka laga helayo Gobalka Galgauud ayaa sheegaya in maanta uu gaaray degmada Gure-ceel Gen. Max'ed Nuur Galaal oo ka mid ah Saraakiisha Sar sare ee Ciidamadii Xoogga dalka Soomaaliyeed kaas oo ka soo duulay Magaalada Nairobi ee dalka Kenya.
SilGor 2/3/2010 4:33:14 AM
Warar hor dhac ah ayaa kasoo baxaya dabkii weynaa ee xalay fiidkii ka dhacay Suuqa weyn ee Bakaaraha ee magaalada Muqdisho, kaasoo la sheegay inuu geystay qasaare isugu jira naf iyo maalba, ayadoona saaka la helay meydka laba qof oo ay mid haweeney ahayd.
SilGor 2/2/2010 1:15:00 PM
Dab aad u weyne ayaa caawa fiidnimadii waqtiga Muqdisho waxa uu ka kacay Suuqa weyn ee Bakaaraha ee magaalada Muqdisho, ayadoona aan si dhab ah loo ogeeyn waxa sababay, waqtiga oo habeen ah awgiis iyo isu socodka magaalada oo aan habeenkii wanaagsanayn
SilGor 2/2/2010 4:31:55 AM
Madaxweynaha Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa xalay Khudbad dhinacyo badan taabaneysa ka jeediyay shir madaxeedka midowga Africa,wuxuuna ka codsaday in laga taageero dhinaca
SilGor 2/1/2010 11:51:09 AM
Dadweynaha ku dhaqan magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxa ay maanta aad u hadal haayaan dayaarado aan heybtooda la garan oo ku duulaya joog hoose oo lagu arkay dul heehaabaya hawada magaaladaasi.
Shabelle Media 2/1/2010 11:18:45 AM
a’iisul wasaaraha wadanka Spain Jose Luis Sabatero oo ka hadalayay shir madaxeedka Midowga Afrika ee ka soconya magaalda Addis Ababa ee caasimadda waddanka Ethiopia ayaa beesha caalamka ugu
SilGor 2/1/2010 11:05:57 AM
Dowladda Talyaaniga iyo Ururka Jaamacadda Carabta ayaa maanta labaduba Beesha Caalamka ku boorriyey inay si gaar ah u eegaan xaaladda kasii dareysa ee ka jirta waddanka Soomaaliya ee ay dagaalladu ka soo jireen muddada ku dhow 20-ka sano.
SilGor 2/1/2010 10:06:01 AM
Madaxdii Afrikaanka ee ka qaybgaleysay shir-madaxeedka Ururka Midowga Afrika ee ka soconayey magaalada Addis Ababa ayaa sheegay in beesha caalamku iska indhatirayaan qatarta kasoo fool leh waddanda Soomaaliya ee ay dagaalladu aafeeyeen.
SilGor 1/31/2010 8:18:58 AM
Madaxweynaha waddanka Kenya Mwai Kibaki ayaa asagoo ku sugan xarunta Midowga Afrika ee Addis Ababa oo uu uga qaybgalayo shirmadaxeedka waddamada Afrika sheegay in dhibaatada ka taagan waddanka Soomaaliya ee ay dalkiisu jaarka yihiin ay qatar ku haayaan
SilGor 1/31/2010 7:55:47 AM
Shirmadaxeedka waddamada xubnaha ka ah Midowga Afrika (AU) ayaa maanta gelinka dambe ka furmaya magaalada Addis Ababa ee xarunta waddanka Ethiopia, ayadoo ayna ka wada qaybgalayaan dhammaanba waddamada Afrika ee 52-da ah ee xubnaha ka ah
SilGor 1/30/2010 8:25:55 PM
Allaah ha u naxariistee waxaa caawa degaanka Doonka ee degmada Afgooye ku geeriyooday Al-marxuum Cumar Cabdi Dufle oo 93 sano jir ahaa, waxaana geeridan naxdinta leh lee ku timid marxuumka la ogeysiinayaa dhammaan carruurtiisa Shukri, Caaliya, Leyla iyo Yuusuf, xaaskiisa Xaawo Maamoow, sidoo kalene dhammaan eheladii iyo asxaabtii uu ka tagay.







'
World News