SilGor 12/29/2009 1:30:24 PM
Burcad badeedka oo maalmahan soo kordhiyay weerarada ay ku hayaan Maraakiibta maraysa gacanka cadmeed oo ah meel ay illaaladeedu aad u xoogan tahay haddana waxaa ugu suurta galay in ay ka afduubtaan Markab ka dulbabanayo calanka wadanka Britain,iyo
SilGor 12/28/2009 5:54:12 PM
Axmed-shariif Cali Hilowle oo ka mid ahaa madaxweynayaasha isku hayay maamulka Galmudug ayaa ku dhawaaqay inuu u tanaasulay mas'uulkii ay xilka isku hayeen oo lagu magacaabo Col. Axmed Max'ed Caalin kaasoo noqon doono madaxweynaha maamul goboleedka Galmudug.
SilGor 12/27/2009 11:41:26 AM
Aroornimadii hore ee saaka ayaa waxa uu dagaal ka dhacay duleedka magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, dagaalkaas oo sida la sheegay u dhexeeyey ciidamada Xisbul Islaam ee maamula magaalada Beledweyne iyo xoogagga Ahlu Sunna ee gacanta ku haya inta badan gobollada dhexe ee Soomaaliya.
SilGor 12/25/2009 8:17:09 PM
Wafdi uu hoggaaminayo Ra'iisul wasaare ku xigeenka Dowladda KMG ee Soomaaliya ahna Wasiirka Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda Prof. Cabdiraxmaan Ibbi, ayna ka mid yihiin taliyaha Ciidanka Badda Soomaaliyeed Admiral Faarax A. Cumar (Faarax Qare)
SilGor 12/24/2009 2:05:52 AM
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa ugu dambeyntii cunaqabateyn dusha kaga tuuray dowladda Eritrea, kaddib markii in badan lagu soo eedeeyey inay lug ku leedahay dhibaatada ka aloosan gudaha waddanka Soomaaliya iyo mandiqada Geeska Afrika.
SilGor 12/23/2009 7:10:14 PM
Khaatku [Catha edulis] waa geed soo jireen ah oo muddo aad u dheer kasoo jiray wadanka Ethiopia, kaddibna ku baahay waddamo kale oo ku yaalla bariga Afrika iyo dalka Yemen oo maanta si aad ah loogaga isticmaalo cunistiisu.
SilGor 12/22/2009 5:34:51 AM
Goordhaw ayay rag ku hubaysan Bastoolado Rasaas Madaxa kala dheceen Sarkaalkan oo aan wax Xil ah u hayn dowladda KMG Somalia .wuxuuna hadda ahaa Madaxa amaanka Gobalka Hiiraan ee Hay'adda Cunada adduunka WFP.
SilGor 12/20/2009 4:54:47 PM
Munaasabad si aad ah loo soo agaasimay oo ay ka qeyb galeen wasiiro, taliyeyaasha ciidamada dowladda iyo mas'uuliyiin ka tirsan dowladda KMG ee Soomaaliya oo lagu xusayey sanadguurada 66-aad ee kasoo wareegtay aasaaskii Ciicanka Boliiska Soomaaliyeed ayaa maanta lagu qabtay fagaaraha weyn ee Dugsiga Sare ee Boliiska (Scuola Polizia) ee magaalada Muqdisho.
SilGor 12/19/2009 12:53:32 PM
Dagaal aad u xooggan oo hub waaweyn iyo mid fudfududba laysu adeegsaday, una dhexeeya ciidamada Dowladda KMG iyo kuwa AMISOM oo isku dhinac ah iyo xoogagga Islaamiyiinta ah ayaa caawa fiidkii waxa uu ka dhacay qaybo ka tirsan magaalada Muqdisho.
SilGor 12/19/2009 12:40:17 PM
Ciidamo Ethiopian ah oo aad u fara badan, watana gaadiidka dagaalka oo ay ku jiraan dabaabaadka ayaa maanta ka soo tallaabay xadka kala qaybiya labada dal ee Soomaaliya iyo Ethiopia soona gaaray
SilGor 12/19/2009 12:16:04 PM
Dab aad u weyn oo geystay qasaare dhinaca dhaqaalaha ah, oo wixii sababayna aan la ogeyn ayaa waxa uu maanta ka kacay goob shidaalka lagu keydiyo, laguna iibiyo oo ku taala Km5 agagaarka isgooyska Zoobe ee magaalada Muqdisho.
SilGor 12/18/2009 6:48:17 AM
Xildhibaannada Barlamaanka Soomaaliya uga jira beelaha Digil & Mirifle ayaa si kulul u cambaareeyey dilalka dib uga soo cusboonaaaday degaanno hoos taga maamul-goboleedka Puntland , dilalkaas oo lala beegsado dadka ka soo jeeda gobollada koonfureed
SilGor 12/17/2009 10:46:10 AM
Xubnaha Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa waxaa ay si wadajir ah isugu in cunaqabateyn lagu soo rogo waddanka Eritrea, kaddib markii in badan lagu soo eedeeyey falal lagu xumeynayo ammaanka dalalka ku yaalla gobolka Geeska Afrika oo ay Soomaaliya







'
World News