11/15/2012 7:00:25 AM
Sagaal wasiir oo ka mid ah golaha wasiirrada xukuumadda Soomaaliya ee dhawaan uu baarlamaanku ansixiyay ayaa maanta lagu dhaariyay xarunta golaha shacabka ee Muqdisho, waxaana dhaarka ka maqnayd wasiiradda
11/15/2012 6:57:23 AM
Guddoomiyihii hore ee gobolka Banaadir Maxamed Cumar Xabeeb (Dheere) ayaa maanta ku geeriyooday cisbitaalka ku yaalla xaruntii Xalane ee degmada Wadajir oo ay leeyihiin ciidamada AMISOM.
VOA 11/14/2012 6:29:11 AM
Wasiirka Arimaha Africa ee Britain Mark Simmonds ayaa soo dhaweeyay ansixintii golaha baarlamanka ee Somalia ay shalay ansixiyeen golaha cusub ee wasiirada oo markii ugu horeysay taarikhda Somalia ay ku jiraan
RM 11/14/2012 5:30:36 AM
Wasiirka cusub ee Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya mudane C/xakiin Xaaji Maxamuud Fiqi oo wareysi gaar ah siiyey Raido Muqdisho ayaa tilmaamay in muhiimadda koobaad uu siin doono bixinta
11/14/2012 5:21:14 AM
Wufuud heer sare ah oo ka kala socda dowladaha Iraan Iyo Turkiga ayaa maanta ka soo degay garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho.
11/14/2012 5:12:17 AM
Prof. Cusmaan Maxamuud Dufle ayaa shalay loo dhaariyay xubinimada Baarlamaanka Soomaaliya, iyadoo uu horay uga mid ahaa xubnihii hore ee baarlamaanka ee waayay kuraastii baarlamaanka ay soo xuleen Odayaasha
PK 11/14/2012 5:06:04 AM
Kulan lagu taageerayay wax-qabadka safaaradda Soomaaliya ee dalka Kenya oo ay soo qaban qaabiyeen xubno ka tirsan jaaliyadda Soomaalida ayaa shalay lagu qabtay magaalada Nairobi.
11/13/2012 5:52:10 PM
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhoweyey taallaabdii maanta Golaha Baarlmaanku ku ansixiyey Xukuumadda cusub ee uu soo dhisay Ra’iisul Wasaare
SilGor 11/13/2012 5:49:11 PM
Xildhibaannada Baarlamanka Soomaaliya ayaa maanta si aqlabiyad ah codka kalsoonida u siiyay xukuumadda cusub ee ka kooban 10-ka wasiir ee uu dhowaan soo dhisay ra'iisul-wasaare Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid).
SilGor 11/12/2012 12:48:58 PM
Waxa magaalada Xuddur ee xarunta gobolka Bakool tababar mileteri loogu soo xiray askar ay tiradoodu gaareyso 700, kuwaas oo qayb ka noqon doona ciidamada Dowladda Soomaaliya ee ka howlgala gobolka
HOL 11/11/2012 1:36:17 PM
Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya, Cabdi Faarax Shir-doon (Saacid) ayaa sheegay in xukuumaddiisa ay muhiimadda koowaad siin doonto dib u xoreynta dalka iyo sugidda ammaanka, wuxuuna intaas ku daray inay ka go'an tahay in
11/11/2012 11:13:26 AM
Maamulka gobolka Banaadir ayaa shaaca ka qaaday in dib loo howlgaliyay Bacadlaha weyn ee dagmada X/weyne oo mudooyinkii ugu dambeeyay ay ka socdeen howlo dib loogu dayactirayo.
HOL 11/9/2012 10:08:36 PM
Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay ayaa ku gacan seeyray codsi uga yimid ururka Midowga Afrika kaa oo ahaa in UN-ta ay maalgeliso ciidamada badda Kenya ee ku sugan xeebaha dalka Soomaaliya.







'
World News