12/29/2012 9:05:18 AM
Dowladda Nigeria ayaa caddeysay in ay Soomaaliya u diri doonto 140 askari oo boolis ah si ay qeyb uga noqdaan howlaha lagu sugayo ammaanka ee ay wadaan ciidanka Midowga Afrika ee AMISOM.
12/28/2012 12:57:17 PM
Munaasabad si heer sare ah loosoo agaasimay oo ay ku qalin jebinayeen arday tiradoodu ay gaareyso 222 Arday oo 111 ka mid ah ay gabdho yihiin ayaa maanta ka kala dhacay xeebta Liido iyo Hotelka City Palace
BK 12/28/2012 8:13:17 AM
Hoggaamiyaha KMG ah ee maamulka magaalada Kismaayo Sheekh Axmed Maxamd Islaam (Axmed Madoobe) ayaa sheegay in aanu jirin khilaaf ka dhexeeya maamulka Kismaayo iyo dowladda federaal-ka ah
RM 12/28/2012 5:11:11 AM
Wasaaradda Warfaafinta Boostada, Isgaarsiintaasi iyo Dalxiiska ayaa sheegtay in Magaalada Kismaayo ay ka fureyso xafiis ay leedahay warbaahinta Qaranka.
12/28/2012 4:46:43 AM
Safaarada Soomaaliya ee dalka Kenya ayaa sheegtay inay kordheen dadka Soomaalida ee dalkooda dib ugu laabanaya, tan iyo markii magaalada Nairobi ay ku soo bateen qaraxyada iyo amni darada, isla markaana
12/27/2012 3:14:17 PM
Wasiirka Wasaarada Howlaha guud, gaadiidka, badda iyo dakadaha Muxyadiin Maxamed Kaalmooy oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in qalab casri ah oo loogu tala galay dakadaha waa weyn ay dowladda
SMN 12/27/2012 2:52:20 PM
War ay soo saartay dowladda Mareekanka ayaa waxaa looga digay Muwaadiniinta ka soo Jeeda dalkaasi in ay usafraan dalka Soomaaliya halkaas oo dhawaan looga dhawaaqay dowlad Cusub oo aan KMG ahayn.
12/27/2012 2:26:53 PM
Xildhibaanad Khadiija Maxamed Diiriye oo ka mid ah xubnaha Barlamaanka Soomaaliya ayaa ka hadashay sababta ay ku dhacday dib u celintii Miisaaniyada Dowlada ee sanadka 2013-ka.
BK 12/27/2012 2:15:49 PM
Kulan looga hadlayay ammaanka oo ay ka qeyb-galeen mas’uuliyiinta maamulka gobolka Hiiraan iyo saraakiil ka tirsan AMISOM ayaa maanta lagu qabtay magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.
HOL 12/27/2012 2:13:14 PM
Wafdi ka socday dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka jubada hoose, iyadoona wafdiga ay si diiran degmadaasi ugu soo dhaweeyeen masuuliyiin
Jowhar 12/26/2012 11:00:44 AM
Danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya Amb. Maxamed Cali Nuur (Ameerika) ayaa beeniyay warar lagu qoray qaar ka mid ah Warbaahinta Soomaalida, kaasoo ahaa in magaca Safaarada loogu gefay mas'uuliyiin
12/26/2012 10:38:47 AM
Abaanduulaha Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliya General Cabdikarii Yuusuf Aadan (Dhego Badan) ayaa sheegay in Al-shabaab ay isku aruursanayaan degmooyinka ka tirsan Gobolada Dalka Soomaaliya.
12/26/2012 10:33:25 AM
Taliska ciidamada XDS ayaa ugu baaqay dhalilyarada Soomaaliyeed ee ay qaldeen Maleeshiyaadka Shabaab in ay ka soo laabtaan fikirkaasi xun, isagoo xusay in Dowladdu ay cafis u fidisay haddi ay isa soo dhiibaan.







'
World News