SilGor 12/30/2012 6:26:03 AM
Kulan ay maanta isugu yimaadeen xidlhibannada baarlamaanka Soomaaliya ayaa cod aqlabiyad ah lagu ansixiyay miisaaniyadda ay xukuumadda ee sannadka 2013, kaddib markii ay xildhibaannadu fadhigii kan ka horreeyey ay dib ugu celiyeen xukuumadda .