11/5/2013 12:09:29 PM
Wasiirka arrimaha dibedda dalka Ethiopia Tedros Adhanom ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho, si uu uga qeyb-galo munaasabadda lagu soo gabagabeynayo shirweynaha dib u heshiisiinta shacabka Jubbooyinka.
11/5/2013 11:50:15 AM
Guddoomiyaha golaha Baarlamaanka Soomaaliya, Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa shaaciyay inay imaan doonaan Soomaaliya quburo ka socota Qaramada Midoobay oo ka caawin doona doorashooyinka
11/4/2013 10:37:15 AM
Shirka dib u heshiisiinta shacabka deegaannada Jubbooyinka oo maalintii labaad Muqdisho ka socda ayaa looga doodayaa labada qodob oo muhiim ah, kuwaas oo kala ah, sida nabadgalyo waarta looga dhallinkaro
11/3/2013 3:27:36 PM
Ra'iisal Wasaaraha Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa markii u horeysay ka hadlay fatahaadaha wabiga Shabelle uu ka geystay deegaano ka tirsan magaalada Muqdisho, isagoo ku baaqay in loo
11/3/2013 1:07:35 PM
Ra’isul wasaare ku xigeenka ahna wasiirka arimaha dibadda Soomaaliya Marwo Fowziyo Yuusuf Xaji ayaa maanta dib ugu soo laabatay dalka. kadib safar ay maalmihii ugu danbeeyay ku joogtay magaalada New york ee
11/3/2013 1:00:40 PM
Ra’isiul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa si rasmi ah u furay maanta shirkii dib-u-heshiisiinta Jubbooyinka, kaas oo ay ka soo qayb galeen
HOL 11/2/2013 5:57:13 PM
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, Cabdi Faarax Shir-doon (Saacid) ayaa sheegay in golaha wasiirrada ee uu soo dhisi doono ay ka koobnaan doonaan 23 wasiir iyo wax la mid ah, isagoo xusay in dhawaan uu ku dhawaaqi
11/2/2013 5:52:25 PM
Wasiirka gaashaandhigga Soomaaliya, Cabdixakiim Maxamuud Xaaji Fiqi ayaa shaaca ka qaaday in dowladdu ay qorsheynayso in muudada saddexda sano ee soo socta la dhiso ciidammo Soomaaliyeed oo awood leh.
10/30/2013 5:57:09 PM
Waxa hambalyo hawada loo marinayaa Maxamed Xasan Cabdulqaadir (Naaji) iyo Faadumo Cabdi Xasan oo uu 19-kii bishan aynu ku jirno ee Oktoober meherkoodu ka dhacay magaalada Zurich ee dalka Switzerland
10/30/2013 3:53:50 PM
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka ee Soomaaliya mudane Cabdi Faarax Shirdoon ayaa maanta kormeeray koboc iyo horumarada dhaqaale ee Bankiga dhexe iyo Dekedda Muqdisho, waxaana kormeerkiisan
HOL 10/30/2013 3:21:46 PM
Madaxa shirkadda FAVORI LLC oo bishii hore lagu wareejiyay garoonka diyaaradaha Muqdihso, Osman Basay ayaa ka warbixiyay howsha ku aaddan dib u dhiska iyo casriyeynta garoonka diyaaradaha Aadan Cadde,
10/30/2013 2:39:20 PM
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdigii uu hoggaaminayey ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho kaddib safar maalin qaatay oo uu ku tegey
SilGor 10/30/2013 1:54:01 PM
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa maanta isugu imanaya shirar gaar ah oo ay ka yeelan doonaan arrimaha Soomaaliya, gaar ahaan arrimaha ku saabsan kordhinta ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM ee ka







'
World News