HOL 11/10/2013 7:03:57 AM
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, mudane Cabdi Farax Shirdoon (Saacid) ayaa maanta booqasho ku kala bixiyay qaar ka mid ah iskuulladii ay dib u howlgalisay wasaaradda Horumarinta
11/10/2013 6:30:25 AM
Ra'iisul wasaaraha Itoobiya, Hailemariam Desalagn ayaa ku dhawaaqay inuu diyaar u yahay in ciidamadiisa ay ka mid noqdaan howlgalka Midowga Afrika ee AMISOM, kaddib kulan uu madaxweyne ku xigeenka Kenya,
11/10/2013 6:20:25 AM
Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in Soomaaliya xilgaan diyaar u tahay in ay ka gudubta dhamaan dhibaatooyinkii lagu yaqiinay sida burcadeed badeedda,
11/9/2013 6:33:23 PM
Qaraxii ka dhacay hoteelka Maka Al-Mukarama dadkii ku geeriyooday waxaa ka mid ahaa Cabdulqaadir Aadan Cali (Dhuub) oo ka mid ahaa jaaliyadda Soomaalida UK. Dhuub Alla ha u naxariistee wuxuu ka mid ahaa
11/9/2013 6:13:31 PM
Maamulka gobolka banaadir ayaa markii ugu horeysay ku guulaystay in qaar ka mid ah wadooyinka magaalada laga hirgeliyo nalalalka samaafaraha mudo labaatan sano ah kadib, ayadoo dhanka kale wareegto uuu soo saarey
HOL 11/7/2013 2:36:22 PM
Wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya, C/kariin Xuseen Guuleed ayaa sheegay in muddo 90-casho gudahood ah ay ku burburiyeen 64 unug oo ka tirsan Al-shabaab, kuwaasoo ka howlgalayay magaalada Muqdisho.
HOL 11/6/2013 3:22:22 PM
Cabdi Warsame iyo Axmed Xasan oo ka mid ah Soomaalida ku nool dalka Mareykanka ayaa noqday Soomaalidii ugu horreysay oo ku guuleysta golayaasha deegaanka Mareykanka, kaddib markii ay heleen codad
HOL 11/6/2013 2:30:53 PM
Madaxweynaha Soomaaliya oo maanta booqasho ku tagay degmada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellada dhexe ayaa ka dalbaday beesha caalamka iyo shacabka Soomaaliyeed inay kaalmo deg-deg ah u fidiyaan
11/6/2013 1:54:56 PM
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Sh Maxamud ayaa goobta shirka ka jeediyay Qudbad dhinacyo badan taabaneysay“Sharaf weyn bey ii tahay inaan maanta idinkala soo qeybgalo
11/6/2013 1:13:20 PM
Iyadoo laga anbaqaadayo fulinta iyo hergelinta heshiiskii Addis Ababa ee bishii August 2013, Dowladda Federaalka Jamhuuriyada Soomaaliyeed waxay qabanqaabisey shir weyne dib u heshiisiineed ee shacabka
11/5/2013 1:46:09 PM
Maxkamadda sare ee dalka Britain ayaa maanta go’aan ka gaartay dacwad u dhexeysay shirkadda xawaalada ee Dahabshiil iyo Barclays Bank, taasoo ku saabsanayd xirtaanka xisaabaadyo ay shirkaddaas ku lahayd
SilGor 11/5/2013 1:06:40 PM
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xassan Sheekh Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wasiirka arrimaha dibedda ee dalka Ethiopia Tedros Adhanom oo maanta soo gaaray magaalada
11/5/2013 12:26:47 PM
Wasiirka arrimaha dibedda dalka Ethiopia Tedros Adhanom ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho, si uu uga qeyb-galo munaasabadda lagu soo gabagabeynayo shirweynaha dib u heshiisiinta shacabka Jubbooyinka.







'
World News