RM 12/9/2013 10:25:31 AM
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xassan Sh. Maxamuud ayaa manta ka aqbalay warqadaha aqoonsiga Ambassador Andreas Peschke oo noqonayo Safiirka cusub ee u qaabilsan dowladda
RM 12/9/2013 9:23:12 AM
Wasiiru dowlaha Wasaaradda Arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga H.E. Dr. Mohamed Nur Ga’al oo socdaal shaqo ugu maqnaa seddexdii todobaad ee la soo dhaafay wadamada Khaliijka carbeed ayaa maanta
12/9/2013 9:14:53 AM
Wafdigaan oo ka socday Xukuumada Soomaaliya ayaa waxaa Garoonka Diyaaradaha magaalada Cape Town ku soo dhaweeyay Qaar ka mid ah ganacsatada, Jaaliyadaha Soomaalida iyo waliba Ururka Save Somalia waxaana
RM 12/8/2013 8:40:44 AM
Mudanayaasha Baarlmaanka Federaalk ah ee Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho kulan ay ku yeesheen ku gudagalay akhrinta hindise sharciyeedka qaxootiga iyo barakacayaasha, iyada oo uu hortagay
SilGor 12/6/2013 9:37:23 AM
Madaxweynahii hore ee South africa Nelson Mandela ayaa habeennimadii xalay ku geeriyooday gurigii uu ka deganaa magaalada Jahnesberg oo uu muddooyinkan dambe ku xanuunsanayey, dhowr jeerna la dhigay cusbitaallada
12/6/2013 8:23:31 AM
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Max’uud Axmed Nuur Tarsan oo ka warbixiyay waxyaabaha horumarka leh ee uu maamulkiisa Gobolka uu ku guuleeystay ay ka mid yihiin soo celinta
RM 12/5/2013 12:58:02 PM
Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Somalia, Marwo Fowzia Yusuf H. Adam oo ka qeybgaleysa shirka looga hadlaya arrimaha amniga iyo nabada Afrika oo uu marti geliyey Madaxweynaha Fransiiska Francois Hollande ayaa kulan
12/5/2013 11:30:55 AM
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Sh. Maxamuud ayaa aad u dhaleeceeyay una diray tacsi dhamaan muwaadiniintii ku geeriyootay qaraxii foosha xumaa ee maanta ka dhacay
12/5/2013 11:17:36 AM
Qarax aad u xooggan ayaa maanta abbaare 11:00AM ka dhacay bartamaha magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari. Qaraxa oo ilaa iyo hadda aysan caddeyn nooca uu ahaa iyo waxa loo adeegsday, ayaa lala
12/5/2013 8:23:32 AM
Golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka ah ee Soomaaliya oo maanta kulankoodii caadiga ahaa yeeshay ayaa si buuxda u aqbalay markii labaad go’aankii golaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliyeed ee uu
12/5/2013 7:46:39 AM
Taliyaha cusub ee Ciidamada Badda iyo Difaaca Xeebaha Soomaaliya Admiral Madey Nuurey Sh. Ufurow ayaa maanta si rasmi ah xilkiisa ugala wareegay Taliyihii hore Admiral Faarax Axmed Cumar Faarax Qare ka dib
RM 12/4/2013 12:42:31 PM
Kulankan oo ahaa mid lagu soo gaba gabeynayay siminaar labadii maalin ee ugu dambeysay ka soconayay xarunta Xalane ee magaaladda Muqdisho, islamarkaana loo qabtay haween Soomaaliyeed oo lagu baranayay
12/4/2013 11:46:55 AM
Wasaaradda Maaliyadda iyo Qorsheynta Soomaaliya ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamtay eedeyn ay u soo jeedisay Hay’adda Hufnaanta Caalamka oo sheegtay in Soomaaliya ay ku jirto 10ka dal ee ugu musuq maasuqa







'
World News