SilGor 12/24/2013 8:33:40 AM
Waxaan halkan hambalyo uga direynaa Axmed Xasan Maxamed (Barakow)iyo Faaduma Cumar Sh. Cabdullaahi oo uu meherkoodu dhowaan ka dhacay magaalada Muqdisho, kuna aqal-geli doona magaalada Nakala Porto ee waddanka Mozambique.
12/23/2013 1:04:08 PM
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Maxamuud Axmed Nuur (Tarzan) ayaa maanta xariga ka jaray Xafiiska Dad-dhigista, kaasoo diiwaan-gelin doona muwaadiniinta Soomaaliyeed, isla
RM 12/23/2013 11:42:10 AM
Madaxweyne xasan sheikh Maxamuud oo ay wehliyaan saraakiil katirsan ciidamada qalabka sida ayaa maanta kormeer howleed ku tagey xarunta wasaaradda gaashandhiga e Soomaaliya, isla markaana soo kormeeray
12/23/2013 11:26:06 AM
Taliyaha Waaxda Socdaalka iyo jinsiyadaha Dowladda Soomaaliya Jeneraal C/llaahi Gaafow Maxamuud ayaa waxa uu faah faahin ka bixiyay howlaha la xiriira baasa boorka dalka iyo meelaha laga heli karo iyo marxaladihii
SilGor 12/23/2013 11:12:54 AM
Ra'iisul-wasaaraha cusub ee Soomaaliya mudane Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa dhambaallo hambalyo ka kala helay ra'iisul-wasaarayaasha dalalka Turkiga mudane Recep Tayyip Erdogan iyo Ethiopia Hailemariam Desalegn.
12/21/2013 4:16:52 PM
Ergeyga gaarka ah Xoghayaha guud ee Qaramada Midooay Nicholas Kay ayaa R/wasaaraha cusub Dr C/weli Sheekh Axmed Maxamed ugu hambalyeeyay codka kalsoonida ah ee uu ka helay baarlamaanka Federaalka ah
12/21/2013 5:30:20 AM
Xildhibaanna Barlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maaanta codka kalsoonida ah siiyay ra'iisul-wasaare Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed oo uu Madaxweynaha Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud
12/20/2013 4:09:40 PM
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Sh. Maxamud ayaa maanta ka qeyb galay munasabad lagu xusaayey sanad guuradii 70 Aad ee kasoo wareegtay maalinkii la aas aasay ciidamadda
12/19/2013 4:06:06 PM
Ra’iisul wasaaraha cusub ee Soomaaliya, C/weli Sheekh Axmed ayaa si kulul u cambaareeyay dilkii loogu geystay duleedka Muqdisho dhakhaatiir isugu jirtay Soomaali iyo Suuriyaan, kuwaasoo ka howlgeli jiray Isbitaalka Fiqi oo
12/19/2013 3:45:20 PM
Midowga Yurub ayaa sheegay in ciidamada Soomaaliya lagu tababari doono gudaha dalka marka la gaaro sannadka 2014ka iyadoo la joojinayo ciidamadii dalka Uganda loo qaadi jiray si loogu soo tababaro halkaasi.
12/18/2013 12:42:25 PM
Kooxo hubeysan ayaa maanta duleedka magaalada Muqdisho waxa ay ku dilay dhaqaatiir isugu jirta Soomaaliya iyo Syrian oo ka howlgalayay mid ka mid ah isbitaalka Fiqi ee magaalada Muqdisho.
12/17/2013 4:02:13 PM
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka guddoomay waraaqihiisa aqoonsiga safiirka Cusub ee Dowladda Denmark ay u soo magacaawaday Soomaaliya,
12/17/2013 11:24:44 AM
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud oo warbaahinta maanta Muqdisho kula hadlay ayaa ka hadlay collaadaha iyo dagaalada ka soo cusboonaaday deegaanada







'
World News