SilGor 7/29/2009 9:36:47 AM
Wakiillada 15-ka dal ee xubnaha ka ah Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa maanta ka shiraya xaaladda murugsan ee waddanka Soomaaliya, ayagoo isla mar ahaantaana dhegeysan doona warbixinta Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Mr. Ban Ki-Moon ee saddexdii bilood ee lasoo dhaafay