SilGor 8/6/2009 5:57:38 AM
Xubno ka tirsan ah Golaha Wasiirada Dowladda KMG ee Soomaaliya oo sheegay inay dhowaan ciidamada dowladdu la wareegi doonaan gacan ku heynta degmooyinka iyo gobollada dalka qaarkood, kuwaasoo ay hadda maamulaan xoogagga ka soo horjeeda dowladda