SilGor 7/29/2011 2:11:40 PM
Saraakiisha ciidamada Dowladda KMG iyo kuwa AMISOM oo isku dhinac ah iyo kuwa Xarakatul Shabaab ayaa guulo ka kala sheegtay dagaalladii cuslaa ee shalay ka dhacay degmooyinka Cabdicasiis, Shibis, Boondheere, Yaaqshiid, Wardhiigleey iyo Howlwadaag oo
SilGor 7/28/2011 3:48:50 PM
Waxaa maalinnimadii sabtida oo ay taariikhdu ahayd 23-ka bishan aynu ku jirno ee Luulyo shil gaari oo ka dhacay magaalada Brescia ee dalka Talyaaniga ku geeriyooday Allaah ha u naxariistee marxuum Cumar Axmed Radwaan.
HOL 7/28/2011 1:14:28 PM
Ugu yaraan 21-qof oo isugu jira shacab iyo dhinacyadii dagaalamay ayaa ku dhintay dagaallo culus oo maanta ku dhexmaray degmooyin ka tirsan magaalada Muqdisho ciidamada dowladda KMG ah oo kaashanaya AMISOM iyo xoogagga
SilGor 7/26/2011 8:39:00 AM
Boqortooyada Sacuudiga ayaa ka mid noqotay dalalka deeqda ugu yaboohay gurmadka loo fidinayo dadka Soomaaliyeed ee ay abaaraha saddexda sano jirsaday kula habsadeen gudaha dalka
SilGor 7/25/2011 3:23:35 PM
Qoraal uu maanta soo saaray Mr. Robert Zoellick oo ah madaxa Bankiga Adduunka (World Bank) ayaa lagu sheegay in bankigu uu bixin doono dhaqaale kor u dhaafaya $500 milyan oo dollarka Mareykanka si deg-deg wax loogaga qabto dhibaatada ka dhalatay abaarta ku dhufatay gobolka Geeska Afrika.
SilGor 7/23/2011 7:41:02 AM
Xildhibaannada Barlamaanka Soomaaliya ayaa kulan ay maanta ku yeesheen xarunta barlamaanka ee magaalada Muqdisho ku ansixiyey xukuumadda cusub ee uu dhowaantan soo dhisay ra'iisul
HOL 7/22/2011 2:14:16 PM
Diyaarado waday shixnado gargaar oo loogu talogalay in lagu quudiyo shacabka Soomaaliyeed ee ay abaaruhu ku habsadeen ayaa maanta kasoo dagay garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho. Iyadoo dhanka kale uu ka dhacay dagaal u dhexeeyay
SilGor 7/20/2011 1:00:38 PM
Golaha wasiirrada cusub ee xukuumadda kmg ee ra'iisul-wasaare Cabdiwali Maxamuud Cali (Gaas) ayaa lagu dhawaaqay, kaddib markii beryihii ugu dambeeyey loo hakiyey muran u dhexeeyey madaxda sar-sare ee Dowladda KMG ee Soomaaliya
SilGor 7/19/2011 5:32:24 PM
Ergeyga Ururka Midowga Afrika (AU) u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Mr. Jerry Rowlings ayaa maanta booqasho gaaban ku yimid magaalada, kulamana kula yeeshay madaxda ugu sarreysa
SilGor 7/19/2011 4:50:43 PM
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaliya mudane Sheekh Sharif Sheekh Axmed ayaa maanta booqday xero ka mid ah xeryaha ay magaalada Muqdisho kaga sugan yihiin dadka Soomaaliyeed ee ka soo
RM 7/19/2011 4:10:23 PM
Wasiiru dowlaha golaha wasiirada dalka Kuweyt Cali Al-Raashidi ayaa sheegay in golha wasiirada dalkeesa ay go’aansadeen in ay Soomaaliya ugu deeqaan kaalmooyin qiima ahaan gaaraya Toban Milyan oo doollar, si wax loogu qabto dadka ay baaruhu saameeyeen.
HOL 7/18/2011 2:08:52 PM
Ergayga Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya ayaa meesha ka saaray wararka sheegaya in magaalada Garoowe ee xarunta maamul goboleedka Puntland lagu qaban doono shirka dib u heshiisiinta Soomaaliya.
HOL 7/17/2011 4:48:00 PM
Guddoomiyaha gobolka Banaadir Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan) ayaa soo saaray wareegto uu ku mamnuucayo in ciidamada DKMG ah ay hubka la dhexmaraan gudaha Magaalada Muqdisho, isagoo sheegay inay howl-gelin doonaan ciidammo ka hortaga in hubka lagu dhex qaato







'
World News