8/12/2013 11:04:49 AM
Guddoomiyaha Baarlamanka Federaalka ah ee Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa saaka ka ambabaxay garoonka diyaaradaha Aadan Cabdulle ee magaalada Muqdisho, iyagoo ku sii jeeda magaalada Kampala ee
8/11/2013 6:26:06 AM
Dowladda Britain ayaa shaacisay in xubno ka tirsan Al-shabaab ay dhaceen gargaar kala duwan oo loogu deeqay dadka Soomaaliyeed, kaasoo qiimihiisu ahaa 480,000 lacagta Britain ah oo la mid ah
8/11/2013 5:31:36 AM
Orodyahanka Soomaaliyeed ee Maxamed Faarax (Mo Farah) ayaa ku guuleystay orodka dheer ee 10,000 oo mitir tartanka adduunka ee ka dhacaya magaalada Moscow ee xarunta dalka Ruushka.
VOA 8/10/2013 1:22:01 PM
Maamulka Puntland ayaa Muqdisho dib ugu celisay markab sidey raashin gar-gaar ah oo ka yimid hay'adda bisha cas ee Turkey. Puntland waxay sheegtay in raashinkan qaab sharci darro ah lagu soo diray isla markaana aan lagu
SilGor 8/8/2013 4:07:56 AM
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta munaasabadda Ciidul Fidril Mubarak awgood hambalyo u diray ummadda Soomaaliyeed ee muslimka ah ee soo dhammeysatay bishii barakeysnayd ee
8/8/2013 3:50:54 AM
Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa shacbiga Soomaaliyeed ee muslimka ah u diray Hambalyo ku aadan Munaasabadda Ciidul Fidriga.
8/8/2013 3:44:45 AM
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa halkaan caawa Hamabalyo uga diraya dhamaan shucuubta islaamka gaar ahaan umadda Soomaaliyeed meel kasta
8/6/2013 3:26:19 PM
Allaah ha u naxariistee waxaa maanta magaalada muqdisho lagu aasay marxuum Cismaan Xasan Cali (Caato) iyadoo salaada janaasada lagula dukaday madaxtooyada soomaaliya waxana ka qeyb galay madaxweynaha
VOA 8/6/2013 3:11:42 PM
Warsaxaafadeed ka soo baxay xafiiska Wasaaradda Kheyraadka ee DF ee Somalia ayaa lagu sheegay in dawladdu ay heshiis la gashay shirkad lagu magacaabo Soma Oil and Gas Exploration oo fadhigeedu yahay dalka
SilGor 8/5/2013 4:59:00 PM
Madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdigii uu hoggaaminayey ayaa maanta dib ugu soo laabtay dalka, kaddib markii uu magaalada Kampala ee xarunta dalka
SilGor 8/5/2013 4:35:51 PM
Allaah ha u naxariistee waxaa galabta magaalada Muqdisho ku geeriyooday siyaasiga Cusmaan Xasan Cali Caato oo ahaa mudane ka tirsanaa xildhibaanada barlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya, horeyna xilal uga soo
HOL 8/4/2013 3:42:53 PM
Shirkii madaxda dalalka ay ciidamadu ka joogaan Soomaaliya ayaa caawa fiidkii lagu soo gabgabeeyay magaalada Kamapla ee xarunta dalka Uganda, waxaana laga soo saaray war
8/4/2013 11:15:25 AM
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud iyo wafdi heer sare ah oo uu hoggaaminayo oo shalay iyo maanta ku sugnaa Kampala ayaa kulan la qaatay dhigiisa Kenya, Ethiopia iyo







'
World News