HOL 8/3/2013 8:23:26 AM
Ra’iisul wasaare ku xigeenka Somalia ahna wasiiradda arrimaha dibadda, Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan ayaa ugu baaqday dalalka caalamka inay maal-gasho ku sameystaan Soomaaliya, kaddib isbedel dhinaca ammaanka ah
RM 8/3/2013 8:14:26 AM
Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa saaka ka ambabaxay garoonka diyaaradah Muqdisho, isagoo kusii jeeda magaalada
HOL 8/2/2013 3:11:24 PM
Madaxweynaha Puntland Dr. C/raxmaan Maxamed Faroole ayaa mas'uuliyadda shaqaaqadii ay dadku ku dhinteen ee bishii lasoo dhaafay ee July 14-keedii ka dhacday magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar,
8/1/2013 12:08:29 PM
Golaha Wasiiradda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid shirkoodii joogtada ahaa, kaasoo uu shir gudoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid”, iyadoo
8/1/2013 11:59:24 AM
Banaanbax ballaaran oo looga soo horjeedo weerarkii lagu qaaday dhismaha ay degenaayeen Shaqaalaha Safaarada Turkiga ayaa maanta ka dhacay magaalada Muqdisho, iyadoo banaan baxan uu soo qaban qaabiyay
7/31/2013 11:07:03 AM
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa heshiis la saxiixatay shirkad ilaalisa xeebaha oo lagu magacaabo The Atlantic Marine and Offshore Group Taasi oo fadhigeedu yahay dalka Holland, waxaana heshiiskaasi ugu
7/30/2013 2:18:51 PM
Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Ban Ki-moon ayaa sheegay in weerarrada argagixiso ee ka dhacay magaalada Muqdisho aysan waxba u dhimi doonin dadaalka ay beesha caalamka ugu jirto dib-u-dhiska
HOL 7/30/2013 1:40:45 PM
Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM ayaa sheegay inay diyaar u yihiin inay ilaaliyaan xarunta ha’yadha Turkiga ay ku leeyihiin Muqdisho iyo weliba kuwa kale ee caalamiga ah, si aan weerarro is-miidaamin ah loogu
RM 7/29/2013 5:00:33 PM
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galabta xarunta Madaxtooyadda kulan wada-tashi ah kula qaatay, Tifaftirayaasha, Agaasimayaasha iyo Milkiilayaasha
7/29/2013 4:40:08 PM
Kulankan Afur Sharafeedka ah oo uu caawa Ra’iisul wasaaraha Jamhuuriyadda Soomaaliya u sameeyey dhallinyarada Soomaaliyeed ee isugu jira Ardayda Jaamacadaha kuwa waxbarashada dhammeystay iyo
7/29/2013 4:24:24 PM
Munaasabadan oo lagu qabtay magaaladda Muqdisho, islamarkaana ay kasoo qeyb galeen Siyaasiyiin, Waxgarad, Aqooonyahano iyo qeybaha kala duwan ee bulshadda ayaa waxa ay aheyd mid loogu dhawaaqayay
7/28/2013 11:34:19 AM
Dowladda Maraykanka ayaa si kulul u cambaareysay weerarkii shalay gelinkii dambe lagu qaaday xarun ay ku sugnaayeen qaar ka mid ah shaqaalaha safaardda dowladda Turkiga ayku leedahay magaalada Muqdisho.
7/28/2013 11:01:21 AM
Ergeyga Qaramada Midoobey u qabilsan arrimaha Soomaaliya Mr. Nicholas Kay ayaa si kulul u cambaareeyay weerarkii shalay lagu qaaday xarun ay degenaayeen Shaqaalaha Safaarada Turkiga oo ku yaal degmada Hodan.







'
World News