SilGor 9/2/2009 8:49:18 AM
Shir jaraa’id uu ku qabtay maanta magaalada Muqdisho Taliyaha ciidamada badda dowladda KMG ee Soomaaliya Admiral Faarax Axmed Cumar (Faarax Qare) ayaa waxaa uu sheegay in ballanqaadka Dowladda Filibiin ay soo dhaweynayaan,wuxuuna tilmaamay in Ciidamada Badda Soomaaliya oo haatan diyaarinta
SilGor 9/1/2009 1:49:37 PM
Tahriibayaal Soomaaliya ayaa ku geeriyooday Xeebaha Yemen kaddib markii ay la qalibmeen 2 ka mid ah Doomihii ay la socdeen oo gaarayay ilaa 4 doomood. Labada doomood ee qalibmay mid waxaa ku dhintay 15 ruux, mid kalena waxaa ku dhintay 4 ruux, waxayna labada doomoodba ku qalibmeen meel ku dhow xeebta Gobolka Abyan ee wadanka yemen .
SilGor 9/1/2009 12:53:44 PM
Dagaalkani ayaa yimid kadib markii Xoogaga hubaysan ee ka soo horjeeda dowladda KMG ay weerar ku soo qaadeen fariisimo Ciidamada dowladda KMG Soomaaliya ay ku leeyihiin Isgoyska Sayidka ee Magaalada Muqdisho.waxaana la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan iyo madaafiic, waxay madaafiicdu
SilGor 9/1/2009 12:25:02 PM
Gudoomiyaha Golaha odayaaasha ee gobolka Hiiraan oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada B/weyne ayaa waxa uu sheegay in si aad ah ay uga xun yihiin warka kasoo yeeray gudoomiyaha taaso uu yiri annaga lama qabno oo isaga ayay ku gaar tahay mas’uulka
SilGor 8/31/2009 5:22:22 PM
Gudoomiyihii Maxkamadaha Islaamiga Gobolka Hiiraan Sheekh C/raxmaan Ibraahim Macoow ayaa sheegay in aysan haatan iyo wixi ka danbeeya aysan ka mid ahayn dowladda KMG Soomaalia, ama kooxaha kasoo horjeeda balse ay yihiin maamul gaar ah oo iskiis isu maamuli doono.
SilGor 8/31/2009 5:00:56 PM
Dowladda Talyaaniga oo dib ugu celisay dalka Liibiya dooni siday in ka badan 70 tahriibayaal oo rag,dumar iyo carruurba leh, kadib markii aay soo gaareen xeebaha Jasiiradda “SISALI”.Tahriibayaashaasi waxaa loo maleynayaa inay yihiin intooda badan dad Soomali ah.
SilGor 8/30/2009 12:59:55 PM
Waxaa caawa maqribnimadii 30.08.2009 , ku geeriyootay ceelasha biyaha ee magaalada Moqdishu Allaah ha u naxariistee marxuumad: Madiino Xasan Xaaji Macow , waxa geerida marxuumadda lala socodsiinayaa dhammaan eheledeeda ku kala nool dalal fara badan oo adduunka ah, marxuumaddana Jannadii Fardowsa Allaah haka waraabiyo, eheladeedii iyo asxaabteediina sabar iyo iimaan Allaah ka siiyo AAAMIIIN.
SilGor 8/30/2009 12:46:44 PM
Saraakiisha sare oo ka tirsan ciidamada Daraawiishta ee dowladda KMG ee Soomaaliya ayaa sheegay in ciidamada Daraawiishta maanta ay la wareegayaan Ex Contarol Afgooye halkaasoo bilihii la soo dhaafay ka jireen falal ammaan daro iyo dhibaato shacabka kala kulmayeen Ciidamada ku sugnaa halkaasi.
Silgor 8/30/2009 11:17:52 AM
Magaalada Beledweyne, xarunta maamulka gobolka Hiiraan wararka naga soo gaaraya ayaa waxa ay sheegayaan in xoogagga Hubeysan ee mucaradka ay isaga baxeen shalay markii ay soo galeen Ciidamada Itobiya , waxaana magaaladu ay tahay mid guud ahaanba gacanta ugu jirta Ciidamada dowladda KMG oo taageeraya ciidamo aad u hubaysan oo Itoobiyaan ah.
SilGor 8/29/2009 7:17:29 AM
Wasiirka Arrimaha Dibedda ee dalka Fransiiska Monsieur Bernard Kouchner ayaa sheegay in dalka Fransiisku uu dalka Soomaaliya u soo dirayo khubaro ciidamada Dowladda KMG ah kala taliya dhinaca ammaanka.
SilGor 8/28/2009 5:35:48 PM
Madaxweynaha Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo booqasho rasmi ah ku maraya waddanka Qatar ayaa maanta magaala-madaxda dalkaasi ee Dooxa kula kulmay Amiirka dalkaasi Sheekh Xamad bin Khaliifa Al-Thaani.
SilGor 8/28/2009 1:09:13 PM
Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Maxamed Cismaan Dhagaxtuur oo maanta Shirjaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa waxa uu ugu baaqay hay’adaha Samafalka iyo ganacsatada Soomaaliyeed in ay gar-gaar la gaaraan dadka ku dhibaataysan daafaha magaalada Muqdisho .
SilGor 8/27/2009 12:19:53 PM
Kooxaha Burcad Badeedka Soomaalida ayaa rasaas huwiyay Diyaarad Helicopter ah markii ay dulmartay markab ay afduubteen burcad badeeda , markabkaasi oo sitay calanka wadanka TAIWAN. Diyaradasi waxay ka soo kacday Markab uu leeyahay Mareykanka oo fadhiyay Xeebaha Puntland .markii ay diyaaradaasi kusoo







'
World News