RM 3/3/2013 10:20:16 AM
Ra'iisul-wasaaraha Soomaaliya mudane Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa maanta mudaneyaasha baarlamanka ka hor aqriyay waxyaabihii u qabsoomay mudadii 100-ka maalin aheyd oo ay jirtay xukuumadiisa.
HOL 3/2/2013 3:19:20 PM
Wafdi ka socday Midowga Yurub oo uu hoggaaminayay ku xigeenka xoghayaha guud ee Midowga u qaabilsan howlaha dibadda, Maciej Popowski ayaa maanta soo gaaray Muqdisho, kuwaasoo kulammo la yeeshay
RM 3/2/2013 3:13:15 PM
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah u furay kalfadhiga labaad ee Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya kadib
HOL 3/1/2013 5:38:36 PM
Ra’isul wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa markii ugu horeeysay sheegay in xukuumadiisu ay kasoo horjeedo habka uu u socdo shirka maamul u sameynta
3/1/2013 5:25:33 PM
Midowga Yurub (EU) ayaa qorsheynaya in howlaha tababarka mileteri lagu siinayo ciidamada dowladda Soomaaliya si dhaqsi ah loogu soo wareejiyo saldhigyo mileteri oo ku yaalla gudaha magaalada Muqdisho.
SilGor 2/28/2013 2:51:22 PM
Innaa lillaahi wa innaa ileyhi raajicuun, waxaa maanta degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho ku geeriyootay laguna aasay, Allaah ha u naxariistee marxuumad Calaseey Maxamed Caddaan.
RM 2/28/2013 2:05:55 AM
Ra’isulwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in qorshaha xiga xoreynta wadada isku xirta Muqdisho iyo Baydhabo uu yahay in sida ugu dhaqsiyaha badan loo furo islamarkaana
2/28/2013 12:24:22 AM
Gudoonka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in kalfadhiga Labaad ee Barlamaanka uu furmi doono bilawga todobaadka soo socado xiligaasi oo uu ku egyahay fasixii ay galeen mudanayaasha Barlamaanka.
2/28/2013 12:20:29 AM
Munaasabad balaran oo lagu maamuusayay dhoofinta xoolaha nool oo 20 sano kadib laga billaabay xalay dekeda caalamiga ah ee magaalada Muqdisho ayaa Xalay lagu qabtay xarunta dekeda.
SilGor 2/27/2013 4:30:12 AM
Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya kuwa Midowga Afrika ee AMISOM ayaa saaka waaberigii si buuxda ula wareegay degmada Buur-Hakaba ee gobolka Baay, kaddib markii maalmaha
SilGor 2/26/2013 10:04:55 AM
Madaxweynaha Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa kaga guddoomay waraaqaha aqoonsiga ee danjirayaasha 5 waddan oo ka tirsan dalalka ku bahoobay Midowga Yurub (EU).
HOL 2/26/2013 9:10:50 AM
Ra’isul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa maanta soo kormeeray xarunta taliska ciidamada booliska Soomaaliyeed ee Kumaando Boliisiya, iyadoona
RM 2/26/2013 9:05:57 AM
Taliska ciidammada Xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa mar kale ku celiyey baaqii horey loogu yeeray dhallinyarada weli aan ka faa’ideysan fursadda ay dowladda Soomaaliya u siisay in ay isaga soo baxaan







'
World News