SilGor 4/25/2010 5:58:36 PM
xoogagga ka soo horjeeda DKM ee Soomaaliya ayaa galabta tiro Madaafiic ah waxay ku tuureen gudaha Aqalka Madaxtooyada ee Villa Somalo ee magaalada Muqdishu, taasoo keentay in Ciidamadii ku sugnaa Madaxtooyada ay madaafiic jawaab celin ah ay ku garaacaan Suuqa weyn ee Bakaaro iyo qayb ka tirsan degmada Wardhiigley taasoo keentay in dad badan oo rayid ah ay ku dhintaan kuwa kalena ay ku dhaawacmaan.