
SilGor 5/15/2010 9:39:00 PM
Waxaa maalinnimadii Jimcaha ee bishan May ay ahayd 7-da magaalada St. Paul ee gobolka Minnesota ee waddanka Maraykanka ka dhacday xaflad nikaax oo aad loo soo agaasimay, ayna isugu yimaadeen culimaa'uddiin, aqoonyahano, aqyaar iyo dhallinyaro isugu jirtay gabdho