1/26/2016 2:05:26 PM
Cabdi Xaaji Goobdoon oo ka mid ah Wariyeyaashii udub-dhexaadka u ahaa warbaahinta Somalia ayaa xalay si lama filaan ah ugu geeriyooday Isbitaalka Daarul-shifa ee magaalada Muqdisho.
1/10/2016 12:36:32 PM
Madaxweynaha Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maalintii shalay ee Sabtida (09 Jan, 2016) saxiixay sharciga saxaafadda dalka ee ay dhawaan ansixiyeen golaha
SMN 1/10/2016 12:24:29 PM
Mas’uuliyiin Ka Tirsan Dawlada Qadar Ayaa Sheegay In Dawlada Qadar Ay Sii Kordhineyso Taageerada Iyo Tababarada Ay Siineyso Dawlada Somaliya Si Loo Xoojiyo Dhismaha Hanaan Dawladnimo Oo Xoogan,
1/5/2016 8:07:00 AM
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya gen. Cabdulqaadir Sheekh Cali Diini ayaa maanta dhagax dhigay warshad sameyn doonta labiska ciidamada dowladda, dhagax-dhigga warshaddan cusub ayaa waxa
SilGor 1/3/2016 10:43:06 AM
Allaah ha u naxariistee waxaa goor dhow si kedis ah ugu geeriyooday magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan marxuum Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Khaliif Ugaas Rooble oo ahaa
RM 12/31/2015 10:48:03 AM
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidammada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qeybgaley shirka toddobaadlaha ee
12/31/2015 10:18:41 AM
Xildhibaanno, xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka, Taliyaha ciidanka booliska iyo saraakiil kale ayaa maanta ka qeyb galay aqoon kororsi loo furayay saraakiil ka tirsan ciidanka booliska,
RM 12/31/2015 1:29:45 AM
Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta waxay ku faraxsan tahay in ay howlgalisey lataliye’yaal sharci-yaqaanno caalami ah, si ay uga caawiyaan howlaha la xiriira diyaarinta habka Heshiiska Wax-Soosaar
SilGor 12/30/2015 5:07:34 AM
waxaa maalinimadii shalay magaalada Baydhabo lagu dhaariyay qaybtii labaad ee Xildhibaanada ka tirsan Baarlamaanka maamulka Koonfur galbeed ee Somalia kuwaasi oo tiradoodu ay dhammeyd 57 xildhibaan.
12/28/2015 7:15:55 PM
Xaflad aad u Qurux Badan oo si Wayn loo soo Agaasimay Ayaa Lagu Qabtay Kenya Waxaana Xafladan ay ahayd mid lagu soo dhaweynayay Wafdiga Madaxweynaha Dowlada Galmudug mudane Cabdi Kariim Xuseen
12/28/2015 6:56:43 PM
Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta meel mariyay hindise sharciyeedka Saxaafada, kaddib kulan ay ku yeesheen xarunta Golaha shacabka ee magaalada Muqdisho.
12/28/2015 6:41:19 PM
Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen (Odawaa) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray
SilGor 12/25/2015 2:02:35 PM
Waxaa maanta ku geeriyooday magaalada Sanca ee xarunta dalka Yemen laguna aasay Allaah ha u naxariistee marxuum Shariif Xasan Shariif Maxamed Toosane oo da'diisu ay ahayd 70 sano jir.







'
World News