2/25/2016 3:07:35 PM
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale ayaa la kulmay Duqa magaalada Istanbul Dr. Kadir Topbas, iyagoo kala saxiixday heshiis iskaashi
HOL 2/24/2016 4:00:59 PM
Waxaa lagu soo Gunaanaday Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga shir looga hadlayay arrimaha Somalia oo socday laba casho, kaasoo laga soo saaray war-murtiyeed ka kooban 31-qodob.
2/23/2016 1:11:31 PM
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyib Erdogan ayaa goor dhow magaalada Istanbul ka furay shirka Madasha 6aad ee heerka sare ee Soomaaliya iyo Beesha Caalamka, kaasoo looga hadlayo arrimaha amniga
CM 2/19/2016 4:12:57 PM
Wasiirka Tamarka dowladda federaalka Somalia, Maxamed Mursal Sh. Cabdiraxmaan ayaa magaalada Ankara ee dalka Turkiga heshiis kula saxiixday dhigiisa dalka Turkiga Serhat Albayrak
2/18/2016 5:01:40 PM
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa goor dhow gaaray magaalada Beledweyn ee xarunta Gobolka Hiiraan, halkaasoo si diiran loogu soo dhoweeyey.
2/18/2016 4:41:57 PM
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, xubno ka tirsan Golaha Wasiirrada, Guddoomiye ku-xigeenka labaad ee Baarlamaanka iyo Saraakiisha
RM 2/17/2016 1:35:35 PM
Abaanduulaha ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sareeyo Guuto Cali Baashi iyo saraakiil kale ayaa maanta booqday deegaanka biyo cadde ee gobolka Shabeelaha Dhexe oo dhawaan laga xoreeyay
2/17/2016 8:04:39 AM
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed sareeye gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gelinkii hore ee maanta gaaray magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.
HOL 2/17/2016 7:06:07 AM
Wasiirka Amniga Xukuumadda FS C/risaaq Cumar Maxamed ayaa Xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya u sheegay inaysan jirin Amarro ay bixisay Wasaaraddiisa, kuwaasoo lagu farayo ciidamada
2/16/2016 3:55:09 PM
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu horkacayo ayaa maanta db ugu soo laabtey magaalada Muqdisho, kadib markii uu magaalada Munich ee dalka Jarmalka kaga soo qeybgaley
2/16/2016 3:13:28 PM
Wakiilka xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Mr. Michael Keating iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Cadaado ee maamul-goboleedka Galmudug.
2/15/2016 12:53:15 PM
Taliyaha ciidanka booliska Soomaaliyeed Sareeyo Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud oo ay wehliyaan saraakiil kale oo ka tirsan ciidanka booliska ayaa kormeer howleed ku tegay garoonka Aadan
2/15/2016 10:48:24 AM
Guddiga Arrimaha Gudaha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in loo soo gacan geliyay Sharciga Asxaabta siyaasada, kaasoo todobaadkii hore ay meel mariyeen Golaha Wasiiradda.







'
World News