Madaxweynaha
Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maalintii shalay ee
Sabtida (09 Jan, 2016) saxiixay sharciga saxaafadda dalka ee ay dhawaan
ansixiyeen golaha shacabka Soomaaliyeed.
Hoos ka akhri wareegtada madaxweynahu ku saxiixay sharcigaan.